Thursday November 21st, 2019
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

DEG DEG:Iska Hor Imaad Sabbay Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Caawa Ka Dhacay Magaalada Garoowe Ee Caasimada Maamulka Gobaleedka Puntiland Ee Somaliya.

0
Wednesday November 06, 2019 - 23:55:12 in Wararka by Hargeisa Head OFFICE
  • Visits: 1880
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG:Iska Hor Imaad Sabbay Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Caawa Ka Dhacay Magaalada Garoowe Ee Caasimada Maamulka Gobaleedka Puntiland Ee Somaliya.

    DEG DEG:Iska Hor Imaad Sabbay Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Caawa Ka Dhacay Magaalada Garoowe Ee Caasimada Maamulka Gobaleedka Puntiland Ee Somaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xayeysiis Banaan
DEG DEG:Iska Hor Imaad Sabbay Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Caawa Ka Dhacay Magaalada Garoowe Ee Caasimada Maamulka Gobaleedka Puntiland Ee Somaliya.

Ugu yaraan 4 ruux ayaa geeriyooday tiro kalana waa ay ku dhaawacmeen iska hor imaad caawa ka dhacay xarunta Baarlamaanka Puntland ee ku taalla bartamaha magaalada Garoowe.

Iska hor imaadka ayaa u dhaxeeyay ciidammo ilaalo u ahaa xarunta Baarlamaanka iyo ciidammo maamulka uu geeyay xarunta.

"Ciidan dheeraad ah ayaa maanta la dhigay xarunta Baarlamaanka , dowladda iyadoo taas diiddan ayay ciidamo u dirtay, halkaana iska hor imaad ayaa ka dhacay ay dad ku dhinteen," ayuu yiri sarkaal hore oo la hadlay HOL.


Dadka dhintay waxaa ku jira ganacsade deegaanka caan ka ahaa, Cabdixakiim Maxamed Faarax (Dhagaweyne) oo xarun ganacsi ku lahaa goob ku dhow xarunta Baarlamaanka, balse waxaa lagu guuleystay isku-dayo lagu joojiyay xabbada, ciidammada ayaana wali isku hor fadhiya xarunta Baarlamaanka.

Dadaallo ay wadaan odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka ayaa ka socda Garoowe, waxaana xiisadan ay ku soo aaddaysa xilli lagu soo warramayo inuu khilaaf u dhaxeeyo xukuumadda iyo guddoomiyaha Baarlamaanka.

Waxaa kalo ay xiisadda ku soo aadday xilli uu maanta saddex maalin uu fasaxay xildhibaannada Puntland, guddoomiyaha Baarlamaanka, Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed).

Ilaa hadda ma jirto warbixin ka soo baxday madaxtooyadda iyo hay'adaha kale oo xiisaddan looga hadlay.
Image may contain: 1 person, smiling, standing and beard

Xigsho/Hiiran Online
OGEYSIIS UBAXLE LEGAL ADVICE and ACCIDENT CLAIM
DAAWO: SULDAAN CABDIRAXMAAN AADAN MAXAMED OO BAAQ NABADEED BEELAHA CEELAFWEYN U DIRAY + FARIINTA XUKUMADA
Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
WAREYSIYO