Tuesday June 02nd, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market

DR GABOSE WAXA WAQTIGAN KA DHAWAAJIYAY MA HIIL QARANBAA MISE WAA MID QABIIL. Qalinkii Mohamed Haibe Hersi

0
Thursday November 07, 2019 - 09:23:46 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 464
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DR GABOSE WAXA WAQTIGAN KA DHAWAAJIYAY MA HIIL QARANBAA MISE WAA MID QABIIL. Qalinkii Mohamed Haibe Hersi

    DR GABOSE WAXA WAQTIGAN KA DHAWAAJIYAY MA HIIL QARANBAA MISE WAA MID QABIIL. Qalinkii Mohamed Haibe Hersi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DR GABOSE WAXA WAQTIGAN KA DHAWAAJIYAY MA HIIL QARANBAA MISE WAA MID QABIIL. Qalinkii Mohamed Haibe Hersi
Dr gabose waxa uu maalmahii tagay qabtay shir jaraa'id oo uu kaga hadlay xaalada dalku maraayo, isagoo markaa u hadlay sidii uu dalkii kala
tagay. Hase ahaatee hadalkiisa waxa laga dhadhan sanaayay caadifad qabiilnimo isagoo danta dalka haba yaraatee aan hoos u eegin. Waxa uu
carabka ku dhuftay ergadii garxajis, ee madaxwayne muuse cafiska u
waydiisay jabhadii caare , madaxwayne muusane marka laga reebo ninka hogaaminaaya,intii kale cafiska uu u fidiyey, ergadii garxajisna way ku
raaceen arintaa madaxwaynaha.
 Gaboose waxa uu ka hadlay beelaha darafaha, isagoo markaa u jeeda samaroon, dhulbahante iyo warsangali, kana dhigay in beelahaasi
talada wadanka waxba laga siin. Hadaba marka aad xaqiiqda
isdultaagto ,maskaxda wanaagdoonkii waxay arkaysaa, somaliland in si cadaalada oo aan waligeed soo marin ilaa 1960, dawladihii wixii la
isku odhan jiray jamhuuriyada somalia, ay taalo maanta. Hadii aynu
soo qaadano madaxwaynahii hore riyaale, oo ka soo jeeda qabiilka samaroon, waxa uu wadanka xukumaayay 8 sano. 28 sano ee ay
somaliland jirtay , qabiilka samaroonku waxa ay soo qabteen afargoor, jagada madaxwayne ku xigeenka. Dhulbahante iyo warsangelina
jagooyin sare ayay wadanka ka soo qabteen,iminkana ka hayaan. Waqtigan dadka ay dawlada xamar soo dirto oo aad u isticmaala
magaca, looma sina somaliland waa dad dano gaara leh oo doonaya in ay somaliland u eekaato koonfurta somalia, waxaanay isku dayeen
in ay dagaal sokeeye ka ridaan, laakiin illaahay baa mahad leh, way ku guul daraysteen. Hadii aan wax ka idhaa dadka leh garxajis waa laga
badsaday, madaxwaynahii ugu horeeyey ee somaliland Cabdirahman AUN waxa uu ahaa nin garxajisa. Labada xisbi wadani iyo ucid waxa
hogaamiya laba nin oo garxajisa.


2
 Gabogabadii DR gabose waxa uu ahaa wasiirkii arimaha gudaha ee dawladii siilaanyo, dhibaatooyinkan bariga somaliland, sida bariga
sanaag, ceelafwayn way jireen waqtigiisii waxbana ka muu qaban, hadalkiisa maantu miyaanu ahayn oohintii yaxaaska.
 Dr gabose hadii aad booqato cusbitaalkiisa, kulanka ugu horeeya waxa uu ka qaadaa bukaanka 50 doller. Hadaba dr gabose oo ahaa
dhakhtarkii gaarka ahaa ee siyaad bare, umada reer somaliland waxay
uga fadhiyaan , sidii uu bulshada iskugu soo dhawaynlahaa, gaar ahaan sidii uu ninkaa cadawga ku noqday wadanka ee caare uu ugu
caqli celinhaa.
 Tik hier en begin te typen als u notities wilt maken.
 Of maak eenvoudig een digitaal notitieblok voor al uw notities dat
automatisch wordt gesynchroniseerd op al uw apparaten, met de
gratis OneNote-app.

Ga naar www.onenote.com voor meer informatie en om OneNote te
downloaden.
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
FULL BARNAAMIJ: CALEEMA SAARKII CAAQIL MAXAMED CAAQIL CABDI ISMAIL OO KA DHACAY DEGAANKA LAASDOOMARE EE GALBEEDKA GOBALKA SANAAG
FULL BARNAAMIJ : SOO DHAWEYNTII XAFLADII BILAYD IYO HADAL JEEDINTII JAALIYADA IYO SIYAASI MAXAMUUD XAASHI MUNAASIBADII SOO DHAWEYNTA EE LONDON EE MUSHARAX KULMIYE M X C
FULL,Barnaamij Xiiso Badan Ciyaaro dhaqamed Heesa iyo Kooxda Habara
DAAWO FULL KHUDBAD: WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA SOOMALILAND OO ARIMO BADAN KA HADLAY
WAREYSIYO