Thursday November 21st, 2019
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Xaqa Koowaad Ee Sadaqada Yaa Mudan Oo La Siinayaa??!!. Saxafi Madax Banaan Qoraa Ahna Murashaxa Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed-Sakatuuri Aadam Cadhood Hargeisa Somaliland Republic.

0
Thursday November 07, 2019 - 09:36:49 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 313
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xaqa Koowaad Ee Sadaqada Yaa Mudan Oo La Siinayaa??!!. Saxafi Madax Banaan Qoraa Ahna Murashaxa Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed-Sakatuuri Aadam Cadhood Hargeisa Somaliland Republic.

    Xaqa Koowaad Ee Sadaqada Yaa Mudan Oo La Siinayaa??!!. Saxafi Madax Banaan Qoraa Ahna Murashaxa Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed-Sakatuuri Aadam Cadhood Hargeisa Somaliland Republic.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xayeysiis Banaan
Xaqa Koowaad Ee Sadaqada Yaa Mudan Oo La Siinayaa??!!. Saxafi Madax Banaan Qoraa Ahna Murashaxa Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed-Sakatuuri Aadam Cadhood Hargeisa Somaliland Republic.
Xukuumadda Somaliland Waajibaadka Koowaad Ee In Wax Laystaro Waxaa Xakh U Leh Reer Miyigii Xooluhu Ka Baxeen Muddo Laga Joogo Sadex Sano Oo Weli Aan La Xoolayn Oo Dar Xummo Gaajo, Dhaxan Iyo Xanuuno Isu Raaceen Oo Ku Dayacan Deegaamaddii Xooluhu Kaga Baxay Tuulooyinka Iyo Degmooyinka U Dhoow Oo Aan Laga War Hayn Nolol Maalmeedkooda, Waxaa Kaloo Jira Magaalooyinka Oo Ay Ku Dayacan Yiciin Dan Yar Fara Badan Oo Gaadhaya 60% Oo Bakhtigu Xalaal U Yahay Oo Qaarkood Madaxtooyadda Somaliland Deris Tihiin Waa State House Ka, Xaasaska Iyo Ubadka Ciidamadda, Kuwana Ku Dayacan Yihiin Oo Ay Jiifaan Dhakhtarada.


Allaah(Swt) Waa Inagu Eegayaa, Weliba Kuwa Masuuliyiinta Iyo Maalqabeenada Sheeganaya Ee Aan Caqligoodu Shaqaynayn Oo Shacabwaynahooda Hoos U Eegayn Waa Mid Subxaanallaah.

Qofka Muslimka Ah Ama Muslim Badan Oo Fatahaadaha Wabiyadu Saameeyeen Beledwayne Ee Soomaaliya Haddii Goboladda Kale Ee Soomaaliya U Gurman Waayaan, Waxaa Waajib Ka Saaran Yahay Xukuumadda Iyo Shacabwaynaha Somaliland Balse Haddii Looga Soo Gurmaddo Goboladda Soomaaliya Iyo Caalamkaba, Somaliland Waajibkii Wuu Ka Dhacayaa Oo Waa Fardul Kifaaya.
Mala Iswaydiiyay Inta Qof Ee Xanuunada Faalidka, Macaanka, Baraska, Juudaanka, Aydhiska, Dhiigkarka, Kaneecada, Kuduudiyaha, Neerfaha U Jiifa Miyiyada Iyo Magaalooyinka Oo Cabashadooda La Ogyahay Iyo Kuwo Aan Cabashadooda La Ogayn????????????!!!!!!!!!!!!.

Balse Xukuumad Iyo Ganacsato Danyartoodu Bakhtigu Xalaal U Yahay Waa Dulinimo Iyo Doqonimo Halkii Ugu Dambaysay !!!!!, Allaah(Swt) Wuu Idiinku Eegayaa Danyartiina, IL Iyo Ishaarana Way Jirtaayee Isha Danyarta Iyo Habaarka Danyarta Iska ILaaliya .
OGEYSIIS UBAXLE LEGAL ADVICE and ACCIDENT CLAIM
DAAWO: SULDAAN CABDIRAXMAAN AADAN MAXAMED OO BAAQ NABADEED BEELAHA CEELAFWEYN U DIRAY + FARIINTA XUKUMADA
Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
WAREYSIYO