Saturday November 23rd, 2019
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Xubnaha Komashinka Waa La Ansaxinaya Qore Khadar Ibrahim

0
Friday November 08, 2019 - 08:00:25 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 346
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xubnaha Komashinka Waa La Ansaxinaya Qore Khadar Ibrahim

    Xubnaha Komashinka Waa La Ansaxinaya Qore Khadar Ibrahim

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xayeysiis Banaan
Xubnaha Komashinka Waa La Ansaxinaya Qore Khadar Ibrahim

Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaato.

Maqaalkan caawa waxaan usoo qaatay in aan u iftimiyo taageerayaasha waddani ee weli rajo ka sugaya waddaniga maanta jira in la ansaxiniyo xubnaha komashinka cosub dhamaantood ee la shaaciyay. Dastuur iyo xeer ahaanba waxan ansaxinaya golaha baarlamaanka Somaliland ee haatan aqlabiyadiisu ay tahay xisbul xaakimka amba yeela amba diida! Indhahiina ayaad Ku arki doontaan waana sharciga jira .....taasna kadib waxay keenaysa guusha xisbiga kulmiye u qorshisanayo doorashooyinka baarlamaanka oo kuraasta ugu badan helo iyo golayaasha deegaanka oo aqlabiyada keeno... Dabcan niyad jab bay Ku ahaanaysa waddani wana tii kusii curyaami laha siyaasad ahaan.

Xisbi mucaarid oo hoggaminta qaranka loolan ugu jira kuma baaqo mudaahraad dagaal dawladda lala galo. Caadiyan cida ku baaqda in dawladda mudaaharad lala galaa waa cid dalka iyo dadka Somaliland kula jirta siyaasad xumo, oo ku suntan ducufnimo haysata.Haseyeeshe odhan maayo Xisbiga waddani wuxuu ka mideysan yahay aragtidan gurracan ee heer dagaal gaadhay. Wali waxaan sugayaa rajada aan ka qabo madaxda sare ee xisbiga oo ah kuwa masiirkooda siyaasiga ah iyo mustaqbalkooda maalinba wiil yari ku tumanayo. Isaga oo mudaharaad ku baaqaya amma sharciga dalka jabinaya si uu u helo sumcad. Waa dhabarjabka iyo dux la’ aanta madaxda xisbiga waddani. Somaliland guud ahaanteed nabad baa u dan ah, ninka fawdo iyo rabshad kursi baad ku fuuli is lahoow si qaldan baad qiyaasta u qaadatay!!!!.

runtii xisbul xakiimka kulmiye waa xisbi khibrad uleh siyaasada Somaliland ,waddani weli mu bislaan isago cagenaya 7 sanadood saaxada ee u kujiray...Dr maxamed cabdi gaboose aya mucaarid dhab ah waana aragtayn sida u beyaamiyay hadalkiisa , kaalinta mucaaridnimada ka maqan Somaliland waa gaboose waxana filaya shirweynaha waddani in u musharaxooda noqdo GABOOSE kadib markan arkay dad farabadan oo arikaas taabtay.waayo waddani maanta rajo la'aan ba ka muuqata .....

 

Qore mukhtar cilmi

 

OGEYSIIS UBAXLE LEGAL ADVICE and ACCIDENT CLAIM
DAAWO: SULDAAN CABDIRAXMAAN AADAN MAXAMED OO BAAQ NABADEED BEELAHA CEELAFWEYN U DIRAY + FARIINTA XUKUMADA
Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
WAREYSIYO