Tuesday December 10th, 2019
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

(Q 26aad LONDON Heathrow AIRPORT)

0
Tuesday November 19, 2019 - 08:41:15 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 427
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    (Q 26aad LONDON Heathrow AIRPORT)

    (Q 26aad LONDON Heathrow AIRPORT)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xayeysiis Banaan
(Q 26aad LONDON Heathrow AIRPORT)
Garomada diyaadhuhu waa kabayasha dhaqaale e ugu casrisan aduunka sida aynu maqaallkeni Hore ku xusnay bal Hadaba aynu tusaale u soo qaadano dhawr garoon diyaraded oo dalka ay ku yaalan wax ka badalay xaga isu socodka iyo fududaynta Dulimaadka si lamida
kobcinta dhaqalaha iyo isku xidhka aduunka.

Magalada London E UK o Qudha waxa Ku Yaal Lix Garoon o Ay
DIyaradahU isticmalan waxana lakala Yidhahda:
1: London Heathrow Airport.
2: London City Airport.
3. London Gatwick Airport.
4. London Luton Airport.
5. London Stansted Airport.
6. London Southend Airport.
Dhamantodna Wa garoma casriya o si wanagsan u Dhisan Halka Garon e somalida Safraysa ay Badana Isticmalan waa "London Heathrow Airport" waana garoon aad u wayn isla markana aad u mashquul badan isla markana
kaal maha hore kaga jira garomada aad ka u wanaagsan e dunida waxaa isticmala 80 diyaradod Sida Diyaradaha British airways, Ethiopian airline,
Turkish Airline, Virgin Atlantic, Emirates iyo kuwa kale Waxa una leyahay Afar TERMINAL o aad u Wayn.
Garoonkan Heathrow e London waa garoonka kowaad e ugu mashquulka badan Qaarada EUROPE waxa labeeya o ku soo xiga Paris-Charles De Gaulle
waa garoonka magalada paris ee.


London Heathrow airport waxa u ka qayb qaata kobcinta dhaqalaha e magalda London iyo guud ahaanba dal waynaha united kingdom iyo waliba qaarada Europe. Heathrow maaha kaliyata garoon faa’ido u leh EUROPRE o qudha balse wa garoon aad ugu muhiima dulimaadka caalamka waxa una isku xidha aduun waynaha qaarad ilaa ka qaarad waxana laga samayay duulimaadki aduunka u dheer 19 sacadood waxana laga
tagayay magalda London garoonkeda calimiga ah ee London heathrow ilaa sydeny airport waxana samaysay diyarda Qantas airways o ah diyarada 7aad e ugu wanaagsan aduunka.

LA SOCO QAYBAHA DANBE O AYNU SI WADI DOONO.
………………………………………………………………………………………………………

Ilaahayna hadalkaas haynagu anfaco

ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH

BY: Mohammed Adam Hassan
Engineer and Politician Researcher And writer
Hogaan IYO Horumar.
DOORO HOGAAMIYE WANAAGSAN OO HORUMAR KEENI KARA
IYO ISBADAL DUNIDANA INA GAADHSIIN KARA.
E-MAIL: moadam203@gmail.com
TWITTER: HON MOHAMED ADEN HASSAN.
OGEYSIIS UBAXLE LEGAL ADVICE and ACCIDENT CLAIM
DAAWO: SULDAAN CABDIRAXMAAN AADAN MAXAMED OO BAAQ NABADEED BEELAHA CEELAFWEYN U DIRAY + FARIINTA XUKUMADA
Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
WAREYSIYO