Monday June 01st, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka oo Shaadhkii Madaxweynaha xidhay si uu ugu Mareexaaneeyo Wasiirka iyo Wasaaraddii oo dhabtiisa ku sii Burburaysa. Q1aad,by M.A

0
Saturday November 23, 2019 - 11:37:48 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 530
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka oo Shaadhkii Madaxweynaha xidhay si uu ugu Mareexaaneeyo Wasiirka iyo Wasaaraddii oo dhabtiisa ku sii Burburaysa. Q1aad,by M.A

    Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka oo Shaadhkii Madaxweynaha xidhay si uu ugu Mareexaaneeyo Wasiirka iyo Wasaaraddii oo dhabtiisa ku sii Burburaysa. Q1aad,by M.A

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka oo Shaadhkii Madaxweynaha xidhay si uu ugu Mareexaaneeyo Wasiirka iyo Wasaaraddii oo dhabtiisa ku sii Burburaysa. Q1aad,by M.A Madaxweynihii hore S/land mar uu dardaarayey Madaweyne Muuse Biixi Cabdi waxa ka mid ahaa Tallooyinkiisii, Shaadhkaaga yaaney cidkale isticmaalin,
Waxa muddooyinkan dambe ka jira Wasaaradda Horumarint Caafimaadka, in Agaasimaha Guud Dr Xergeeye uu kalidii
Maroorsaday Maamulkii wasaarada, islamarkaasna Si khaldan ugu tagrifalay islamarkaasna Wasaaraddii isku bedashay
Meherad uu isagu gaar u leeyahay,isaga oo Masuuliyiintii uga Saraysay Sida Wasiirka
U xidhay Shaati reernimo oo Mareexaaneyna,taasi waxay sobobtay in Musuqmaasuq, Eex, Caddaaladdaradu ay xidhka goostaan,
Maadaama Aanu Allahna ka baqaneynin,
Madaxweynahana Shaatigiisii uu xidhanyahay,
Taas markman aragney waxa nala gudboonaatay in aan Bulshada u soo bandhigno Xaaladda ay wasaaraddu ku sugantahay wakhti xaadirkan, iyo Xogta dhabta ah ee aan ka diyaariyey lixbiloodkii ugu dambeeyey, Guud ahaanba Gobolada Dalka,
Xogtaasi oo faahfaahsan ayaan insha Allah
Idinla wadaagi doonaa.


Abwaan xasan ganay wuxu yidhi:
Dude yaanu soo noqon ninkaan daarcad kaga jiray,
Disdiyo faraajida dibadda ha iigu soo qubo,
Intaan doonayaan odhan,
Insha Allah waxan ka bilaabo doonaa Gobolka Gabiley oo wakiil uga yahay isuduwaha Caafimaadka Gobolka, wiil ay isku sii jufo
hoose yihiin, oo uu Dr xergeeye
Uu telefoonka uga soo yeedhiyo, hadba
Wixii laga qabanayo Gobolka, Tii oo degmooyinka Qaarkood Cadaadisgaaara iyo cunoqabateyn dhankastaba ah la saaray, kuwaasi oo ay ka midyihiin,
Degmooyinka Allaybadey, Geedballaadh iyo Togwajale, kuwaasi oo adeegyadii Caafimaadku Qarka u saaranyihiin in Albaabada loo xidho,
Waxan idiinku soo bandhigi doonaa insha Allah Qormooyinka soo socda.
Wabillaahi towfiiq
By M.A
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
FULL BARNAAMIJ: CALEEMA SAARKII CAAQIL MAXAMED CAAQIL CABDI ISMAIL OO KA DHACAY DEGAANKA LAASDOOMARE EE GALBEEDKA GOBALKA SANAAG
FULL BARNAAMIJ : SOO DHAWEYNTII XAFLADII BILAYD IYO HADAL JEEDINTII JAALIYADA IYO SIYAASI MAXAMUUD XAASHI MUNAASIBADII SOO DHAWEYNTA EE LONDON EE MUSHARAX KULMIYE M X C
FULL,Barnaamij Xiiso Badan Ciyaaro dhaqamed Heesa iyo Kooxda Habara
DAAWO FULL KHUDBAD: WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA SOOMALILAND OO ARIMO BADAN KA HADLAY
WAREYSIYO