Monday June 01st, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market

KU: URUURKA SAXAFIYIINTA SOMALILAND

0
Sunday November 24, 2019 - 08:25:15 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 360
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    KU: URUURKA SAXAFIYIINTA SOMALILAND

    KU: URUURKA SAXAFIYIINTA SOMALILAND

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

KU: URUURKA SAXAFIYIINTA SOMALILAND

KU: URUURKA MAREEGAHA SOMALILAND
OG: WASAARADDA WARFAFIINTA IYO DHAQAANKA
UJEEDO: Warmurtiyeed
ANSHAX wax ay amiinsantahay in SOLJA ay sii wadi kari wayday dhamaan qodobadaan.
SOLJA shaqadeedu waa:
1. In ay ahaato birijka isku xidha warbahiinta dalka iyo dibada iyo wasaaradda
warfafiinta.
2. In ay diwaan galiso dhamaan warbahiinta teeda warqada ah iyo ta electrooniga'ahba
3. In ay aqoonta warbahiinta kobciso.
4. In ay jamacadaha dalka u surta galiso sidi loo heli laha aqoon yahano ku takhasusaay
cilimga saxaafadda.
5. In ay noqoto maxkamadda kala saarta wariyah, muwadinka iyo dawladda.
6. In ay samaayso gudiyo ka hawl gal dhamaan dalka.
7. SOLJA waxaad mooda in ay ku soo koobantay laba nin ama saddex qof.
8. SOLJA waa in ay shaqaalysiis wariyasha da’ada yar yadoo wixii dakhli ah uga
raadinayasa hayadaha iyo deeq bixi yaasha ama dawlada.
Uruurka haddii loo isticmaalo sida wanaagsan, wax uu qaban karaa wax yaalo badan.


FG: Hogaanka SOLJA wuxuu sheegay in la furan karo Uruuro kale :
ANSHAX
Somaliland Media Watchdog Group
Washington DC
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
FULL BARNAAMIJ: CALEEMA SAARKII CAAQIL MAXAMED CAAQIL CABDI ISMAIL OO KA DHACAY DEGAANKA LAASDOOMARE EE GALBEEDKA GOBALKA SANAAG
FULL BARNAAMIJ : SOO DHAWEYNTII XAFLADII BILAYD IYO HADAL JEEDINTII JAALIYADA IYO SIYAASI MAXAMUUD XAASHI MUNAASIBADII SOO DHAWEYNTA EE LONDON EE MUSHARAX KULMIYE M X C
FULL,Barnaamij Xiiso Badan Ciyaaro dhaqamed Heesa iyo Kooxda Habara
DAAWO FULL KHUDBAD: WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA SOOMALILAND OO ARIMO BADAN KA HADLAY
WAREYSIYO