Tuesday December 10th, 2019
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

(Q 27aad istanbul international airport)

0
Sunday November 24, 2019 - 17:52:10 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 315
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    (Q 27aad istanbul international airport)

    (Q 27aad istanbul international airport)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xayeysiis Banaan
(Q 27aad istanbul international airport)
ISTANBUL international airport amaba IST international airport waa garoonka calimiga ah e magaalada ISTANBUL o ah waa magalad Istanbul ee
xurunta Ganacsiga e Turkiga isla markaana ah Magaalo ASIA YANA ka tirsan isla markaana EUROPE na ka tirsan Taas o ah magaalo aad u wayn o
aad u qurux badan.

Garoonka Istanbul international airport waa garoonka ugu wayn e caalamka si lamida waxaa sanadkan 2019 ka lo doortay garoonka aduunka ugu
wanaagsan waxaana u helay abaal marin waxaana qiimayn ku samaysay international airport reviews.
Ist airport waa garoon heer calimiya isla markaana ah xurunta diyarada Turkish airline o ah diyaarad aad u wanaagsan o heer calimiya o ay
somaliduna aad u yaqanan isla markaana ay racaan maadama ay timaado magaalda muqdisho garoonka caalimiga ah ee ADEN ADDE
INTRENATIONAL AIRPORT Waana diyarad aad u wanaagsan.


Garoonka ist airport waxa dhisay xukumada turkiga e erdogan hogaamiyo waana masharicad aadka u wayn e erdogan fuliyay waana garoon caalamka
ka yaabiyay. Dhirigalin iyo tusaalaba inago filan waa garoon ka qayb qaata kobcinta dhaqalaha dalka turkiga waana garoon aynu rabno inta aynu hiigsano aynu

dhaafno garoomada dalka waa in dibu habayn balaadhan lagu sameyaa waana shaqo u wada taal dawladda iyo shacabkaba.
Garoomada diyaradaduhu waa murayada dal walba iyo halka laga soo galo badana dadka wax qimayana waa halka ay dalka ka qimeyan hadii garoonka
aad u wanagsanyahy isla markaana quruxdu dadka safraaya so jidanayso isla markaana dadka ka sheqanayana aad u shaqenayaan waxa suurta gala in
qimayntaasi guulaysto.

LA SOCO QAYBAHA DANBE O AYNU SI WADI DOONO.
………………………………………………………………………………………………………

Ilaahayna hadalkaas haynagu anfaco

ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH

BY: Mohammed Adam Hassan
Engineer and Politician Researcher And writer
Hogaan IYO Horumar.
DOORO HOGAAMIYE WANAAGSAN OO HORUMAR KEENI KARA
IYO ISBADAL DUNIDANA INA GAADHSIIN KARA.
E-MAIL: moadam203@gmail.com
TWITTER: HON MOHAMED ADEN HASSAN.
OGEYSIIS UBAXLE LEGAL ADVICE and ACCIDENT CLAIM
DAAWO: SULDAAN CABDIRAXMAAN AADAN MAXAMED OO BAAQ NABADEED BEELAHA CEELAFWEYN U DIRAY + FARIINTA XUKUMADA
Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
WAREYSIYO