Tuesday December 10th, 2019
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Ogeysiis Ogeysiis :Mustafediini xaji Aden

0
Monday November 25, 2019 - 08:36:53 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 315
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ogeysiis Ogeysiis :Mustafediini xaji Aden

    Ogeysiis Ogeysiis :Mustafediini xaji Aden

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xayeysiis Banaan
Ogeysiis Ogeysiis :Mustafediini xaji Aden

Dhawaaan waxaan idinla wadaagi doonaa INSHA ALLAH , casharo ku saabsan sidii aaad gaadhigaaga u hagaajisan karto hadii ay kugu timaado cilad,
Waxa jira cilado badan oo ku yimaada gadhiga oo aad adigu xalisan karto adigoo gurigaaga jooga Haween iyo Rag kaaad doonto ahowoo .

iyadoo aanad u baahnayn in wakhti kaa lumo ama aad u tagto garage oo aad lacag iska siiso, adigoo dhibta gaadhigaga xal u heli kara ,

-------Vehicles problems----Car Problems & Repairs fix your car yourself, will help you save money.

Hadaba ciladaha farsamo iyadoo aan dib idiinka sharixi doono, waxa jira cilado aad u baahan tahay qalab ama Mechanical Tools


Oo aanan awood u helin in aad haysato , balse aad sii hagaajisan karto inta aaad garage ka uga tagayso,
Iyadoo aaan idiinku soo gudbindoono casharada si tooos ah , ama muuqaal ahaan,
Wxaan rajaynayaa in dad badan ka faaiidan san doonaan , INSHA ALLAH.

Bal ka soo qaad gaadhigaaga oo subixii kuu is taadhmi waayo ,iyadoo Battery gu kuu buuxo oo dab leeyahay , should be measured at 12.6 volts or above , dabka ku jiraana dhan yahay 12 voltage iyo wax la jira.
Hadaba sidee ku ogaaan kartaa cilada jirta ,mise ogaan kartaa gaadhiga in uu ku jiro dab kuu starting gareeya , in la mid ah 11.5V (50% )mise cilad kalaaa jirta , arimahaaas iyo dhamaan kuwan hoos ku xusun baa ka mid noqondoona Casharada aaad si toos ah idiinku soo gudbin doono,

1: Problem: Faulty Battery:

( Ciladda ku timaada Battery ga iyo waxyabaha sababa in uun dhinto Battery gu .

2: Flat Tires or Damaged Wheels:
Air baxa taayirka iyo dhawaca daawaha.

3: Car Lock Out:
Hadii gaadhigu ka xidhmo furihiina gudaha ku jiro. Sidee ugala soo bixi kartaa adigoo aan jabin wax class ah ama muraayad.

4: Damaged Alternator:
Dhibaatooyinka dynamic ga , daynabada ama ciladeeda iyo waxay u tarto gaadhiga .

5: Failed Motor Starter:
Cilada ku timada start motor ka , waa wax yaabaha sababa in aanu gaadhigu is taadhmin.
The starter won't crank,
nothing happens when you turn the ignition key to the "Start" position,

6: Faulty Electricals:
Ciladaha qaybaha dabkoodhan sida , Fuses ka , lights on dashboard, Short circuit cables, ( xadhko xidhiidhsan oo battery ga kaa ridaya ma Fuses gubayaa I.W.M.

7: Faulty Sparks Plugs:
Cilada balaagyaddu ay keeenan , iyo wax tarkooda .

8: car replacement lights:
Badalida nalalka (laydhka ) horee iyo danbe ba .

9: check oil level,water, oil break, and hydraulic oil and how to Fill:
Eegidda saliidaha , biyaha , kuwa steeringka iyo bereegyadda iyo filterskaba iyo Sida loo buuxiyo.

10: how to know if car battery is discharged:
Sidee ku ogaan kartaa hadii gadhigu dabka Battery ka cunaayo iyadoo Battery gu cusub yahay , daynabaduna (dynamic or Alternator)kuna charged garnaynaayo .

11:brake pads, wiper blades, and all the parts Mechanical and Electrician replacement:
Sidee u Badalikartaa bireegyada , muraayad qalajisada, filtarada, Fuseska , Batteryga , balaagyadda , iyo dhamaan gaadhiga wixii ku saabsanba qaybta dabka , Wareeegyada iyo body ga oo dhanba .

Waxaad kaloo ogaan kartaa wax kastoo ku saabsan gaadhiga iyo sida uu u shaqeeeyo gaadhigu.

Iyadoo aanay wax weyn ba hayn sidan wada og soonahay gaadhigu ama baabuurku wuxuu ka kooban yahay 3 qaybood oo kali ah , marka laga Reebo qolofka ka sare ,

1- ignition system:
Qaybta dabka

2- rotating parts function,
Qaybta wareeegyada

3-compressor, water and oil function
Iyo qaybta hawada , biyaha iyo saliidaha .

Mudane iyo Marwo markastaa su aashada jawaabteeda waa kuu diyaar .
Cilad kastoo gaadhiga kaa haystan waxaad ka helaysaa caawimo buuxda.

Mechanical and Automotive Engineering
Mustafediini Haji Aden ( Muhindis)

+31685366955
Almere , NETHERLANDS
Adress:Mustafediini@hotmail.com.

OGEYSIIS UBAXLE LEGAL ADVICE and ACCIDENT CLAIM
DAAWO: SULDAAN CABDIRAXMAAN AADAN MAXAMED OO BAAQ NABADEED BEELAHA CEELAFWEYN U DIRAY + FARIINTA XUKUMADA
Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
WAREYSIYO