Tuesday December 10th, 2019
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Aw Cismaan, In Yar Baa Isoo Gashoo Turkigaa La Ii Hayaa!!! Qaybta 1aad:

0
Tuesday November 26, 2019 - 08:10:34 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 240
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aw Cismaan, In Yar Baa Isoo Gashoo Turkigaa La Ii Hayaa!!! Qaybta 1aad:

    Aw Cismaan, In Yar Baa Isoo Gashoo Turkigaa La Ii Hayaa!!! Qaybta 1aad:

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xayeysiis Banaan
Aw Cismaan, In Yar Baa Isoo Gashoo Turkigaa La Ii Hayaa!!! Qaybta 1aad:
Run ahaantii bulshada ku dhaqan dalka Somaliland ayaa u kala baxday laba qaybood oo ay haatan
tiradeedu isu dhawaatay .
1. Qurbojoogta qoysaskoodu yaalaan debedaha kala ah ; Europe (none-Turkey) America , Asia
(Non Arab/ China), Arabia, Africa, Turki iyo China.
2. Qaybtt labaad oo ah Qolqoljoog .
Hadaba dulucda mawduucaygu waa Qurbojoogta, kuwaas oo dib ugu soo laabanaya dalka , iyaga oo
buuxiyay fursadihii ay lahaayeen qolqoljoogtu :
1. Fursadihii Shaqo
2. Fursadihii Siyaasadeed
3. Fursadihii ganacsi/Maalgashi
4. Fursadahii waxbarasho
Arrinkaasi dhibwayn oo aan la dhaadayn ayuu ku soo kordhiyay dalka. Waayo Somaliland ma yaalo
Suuq qaadi kara labadaa qaybood. HARAG SAKAARO IIGA KAC MOOYEE IGA DURUG MA LAHA.
Maaha in qurbo joogu u soo shaqo tago bartii uu ka tagay 20sano, 30sano ama 40sano ka hor . Isagoo
faramadhan ee waxa ay ahayd halkuu baasaaboorkeeda qaatay in uu wax ka noqdo . May ahayn in uu
culays ku soo kordhiyo dalka. Dawlada Somaliland may samayn ISTIRAATIIJIYAD lagu kala jihaynayo
Isduqaynta Qurbojoogta Iyo Qolqoljoogta. Wakaalada Qurbojoogta ayaa ka gaabisay in ay iftiimiso
mushkiladan ama ay ka garawdo , waxaanay ammaan xaddhaaf ah kula dulkuftaa Qurbjoogta.


Qalinkii: Saleebaan Cumar Macalin Gahayr (Maxamed)
OGEYSIIS UBAXLE LEGAL ADVICE and ACCIDENT CLAIM
DAAWO: SULDAAN CABDIRAXMAAN AADAN MAXAMED OO BAAQ NABADEED BEELAHA CEELAFWEYN U DIRAY + FARIINTA XUKUMADA
Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
WAREYSIYO