Tuesday December 10th, 2019
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

KU DA,AYARTA IYO DHALINYARDDA JAMHUURIYADA SOMALILAND " MA, I MAQLAYSA, DA,YARTA IYO DHALINYARTA JAMHUURIYAD BARAKAYSANEY

0
Tuesday November 26, 2019 - 08:22:11 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 309
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    KU DA,AYARTA IYO DHALINYARDDA JAMHUURIYADA SOMALILAND " MA, I MAQLAYSA, DA,YARTA IYO DHALINYARTA JAMHUURIYAD BARAKAYSANEY

    KU DA,AYARTA IYO DHALINYARDDA JAMHUURIYADA SOMALILAND " MA, I MAQLAYSA, DA,YARTA IYO DHALINYARTA JAMHUURIYAD BARAKAYSANEY

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xayeysiis Banaan
KU DA,AYARTA IYO DHALINYARDDA JAMHUURIYADA SOMALILAND " MA, I MAQLAYSA, DA,YARTA IYO DHALINYARTA JAMHUURIYAD BARAKAYSANEY

HADDA MA IGULA A SOCOTAAN DA,YARTA IYO DHALINYARTAY FURSADAHA JIRA EEU BAAHAN DIYAAR-GAROW DHAB AH?

.

Da,yarta iyo Dhalinyarda Jamhuuriyad SomalilandFursadaha inagu waajibka inaynu ka soo baxnosiddee ugu hagagna ?

.

Waad aragtaan halka Qaranka loo hogaaminaayo,e hadhkacad ee Maalinta ah mid Xisbi Muxaafidka ah iyo mid Mucaaradkaah badoor bideen sima naaxanimo ka muuqataiyo is maqiiqeed.

 

Da,yarta iyo Dhalinyarada ma Daawadayaal iyo Taageero,Mudaaharadayaal uun ayaa iska ahaannna.Misekaalinta mudan inaan ka soo baxno ayaa ku hirannasi aynu u gudano waajibkeena muwaadinnimo iyo ka Da, yarta ahaan iyo dhalin yarraba, ta ah howl gelidda iyou diyaar ahaantahanashadda iyo qabbadda Hogaanka Qarankeenna wakhtigan iminka aynu ku jirro iyo ka foodda inaagu soo hayaba.

 

Waraabow bood, oo xaggahil-baha u ,bood ayey kagga dhegeen Golaha Guurtidu arinkala Xidhiidhay muddo kordhontaWakiilladda iyagga laftigooda ba ee ay shalaygacanta u tageen markii shanaad., hasa yeesh waa la siiyey fursada iyaddaha ,waannau halabsadeen sidday aheyd iyaggo , toodda Shikhsiyanka ah ka eeganaya.

Da,yarta iyo DhalinyaradaJamhuuriyada Somalilandayaa fursad aad u muhiim , halkan ay ugu jirta waa haddii aynu ugaranno oo ufahmaan sidda ay tahay.

 

Fursada waa iyaggahadda bilaabadiyaar garowqisdigsu yahaysiddii Xisbiyadda la furi-doonohaddi rabb idmo,waa waxiii nool eegaadhau sii dhiillo-toshaaninta ay goori-goor tahay , ugga qayb heli lahayeen 2022 Doorashadda Ururada.

.

Siddanna diyaar ugu sii noqon lahayeensiddii loo bedeli lahaaJiilka 1940 50 ,60 iyo 70 ee girgirka hogaankaJamhuuriyada Somalilandka la lada,aa. ee u baahan in lagga fujiyo mar,uun.

 

Da,yarta iyo Dhalinyaradaahaan kumma jirto inaynj noqonno kuwo dhowrkii sanaba Awrka lagu kacsado dabadeedaan labba cali dib isu weydiin kaalintoodda iyo juhdigooda ay geloyeen guulahaXisbiyada Qabiilka noqday ee lagga duway hanaankii waanaagsan ee aynu baahan nahay.

.

Waxa laggama maar maan ah in Da,yarta iyo Dhalinyarada in aynuAqoonsanahayin markeennaHogaanka Qaranka u hoolan,qabbanno, oo hogaamino . Waxa aynu qaadan karrno maha ayaan qabba in maalin waliba aynu daawade , soo dhaweeye,sii dhaweeye taageero iyo sacab-tummeiyo mudaaharade u noqon jiilka 1940-50-60-70 eeay waajibkainaggutahay inaanu farro-gorgor kagga furfurroHogaanka Dalka iyo Talintiisa.

Da,yarta iyo DhalinyaradaJamhuuriyada Somalilandsidda aynuaynu dhaqanno ee dhugano ayeyku danbaynaysa Qarannimada Qarankeennu.Geeska afrikainaynu Siyaasad iyo hogaan aan hore uga tisqaadin ka dhidibnoayey tahay imkinkaiyo hadhowba, waxayna ku xidhan tahay haddba sidda aynu daacad u noqon uguna hawl-gallo ugunna diyaar-garowno.

.

Waxa sharci noqotay, isla markaan hirgashay in Da,yarta Aqoon-yahanka ah iyo Dhalinyarada ku jira qaybaha kala duwan baradhadda Aqoonta in dhowrkiisanno laggu guraayo. Maxa diiday ? inay noqoto 2022 waxii ka danbeeya in Da,yarata iyo Dhalinyarada ay markooda noqdaan kuwo ku guuraaya 70 -80 Jamhuuriyada Somalilandwali u haqal-taagaya inuu ku sii jirto siyaasadda inaynu ka fadhiisino,halkaanDa,ayartu iyo dhalinyardda 20 - 45 u dhaxaysa noqdaan kuwa hogaanka Qaranka noqdda.

.

Waa ognahay ta Maanta taagan ee Xisbiyadda iyo Xukumadda ahi in Ninkasta iyo xisbi kasta oohogaanka haya sidda iminka Xisbi-tallada haya u dhaqmaayo ayey dhamaantood u dhaqmi lahayeen.Waanaragnayhalkaay ku Biyo, shubatay dagaalkii adkaaiyo juhdigii ee Da,ayarta iyo dhalinyaradu ku garab siiyeen amma isla garabtaan Xisbiga Kulmiye 2022 ,2003 2005 iyo 2010 . Marka uu xisbigsi tallada Dalka qabtaywaxa weyn uu bedel ooDa,yarta iyo dhalinyarta gudaha,u horseeda ma jirto marka xaqiida iyo dhabta xageeda u kacno- waxa uu tagay waa ta Maanta taal iyo tii inna soo martay ee aynu maragiyo markhaatigeeda nahay .

.

Waa ognahay Da,yarta iyo dhalinyaradda inaan dhaaan Xisbiyada hadda jirradhexdood wax qaderin oo mug iyo miisaan ah ayna ku lahayn , waxa inta soo rack a ka biya-diida hababka iyo qaabka Mucaarad iyo muxaafidbaisku dayeyo inuu wax ku waddomarkiba daaqada ayaa lagga saarra oo macnaheedu yahayXisbiyadda hadda aynu haysan ma ah kuwo ah qaranka eee waa kuwo qofka gudoomaiya ah yeelanaayosidda uu doono ka yeelaayo .Waxa iyadduna Xisbiayada ku lifaaqan oo ku hoos qarsan oo aan ka wada dheregsan nahayAafooyinkaina dabray eewax kasta oo horumar iyohaykankii ahQarankaka soo ooday oo ah Xisbi-reer mus-danbeedka u yahaysiddanna ku yeelaanyowaa haddii ay gudoomiya uu noqdo mid ay isku isir-yihiin.Waa mid innagu dhiiri –gelinaysain diaar-garow Da,yarta iyo dhalinyaradu yahay mid kaliya ee xal-raadiska noqonaya hore iyo dan baysabba ,hore haddi aynu isu abaabulo waa fududaaneysaburrito hasa yeeshe haddii manta laga gws-adegeygomar kale aroorta amma burrito waa qaybyo inna sugaysa oo siddeed ah .

.

Marka halka la maraayo Da,yarta iyo Dhalinyarada in hadda kuwaa aynu hore u soo aragnahay iyo kuwa kale oo ka tabba-bar qaatayoo aan yihiin isku da,aa iyo isku dariiqoin haddannaaan u sii sacab-tunno kuma jirtokuwa iyagga ah inaan xaydaabkooda iyo Siyaasadooda at aaminsan yihiin kula jaal iyo garab ahaano oo u hogaanasno.Taku dhaqaaideef qadiyadeedku dhiirashdeedu innaguhaboonna tahay waain Dalka gudahiisaiyo debadisa Da, yarta iyo Dhalinyarada ahaasi wada jir ah u diyaar garow u uga gallnoayaa inagguhaboon oo inagu waajib ah xaqiiqan, waan dariiqadda saxda ee sidda xaalka Dalku Maanta yahay lagu wajihi karro , so loo hello wakhti dhow isbedel mug leh oo ka badbaadiaya Qaranka Aafadda Hogaan xumo iyo dastuur ku tumasho ee innagu habsatay.

.

Da,yarta iyo Dhalinyaradaahaan waxa ragganimo iyo xilkanimadeedku jirta Maanta iyo barri iyo saadanbeba oo ah ta inala gudboon ,waa inaan ku toosnnasiddii aynu isagga qaadi lahaynkarbaashka qoyan eeinna saaranisunna saarri lahayn,mid shaal oo aynu inagu tolonay ah oo xariir ah unn huwanlahayn inaaguhaddii aynu nahay Da,yarta iyo Dhalinyarada Jamhuuriyada Somaliland .

.

Da yarta iyo Dhalinyaradaayaa Maanta Qaranka badbaadintiisa horseed ka noqon kartakuma jirto ayaan aaminsanahay Da,aada 60, 70 ,80 ah ee dhinac walba iyo dheeg kastaba Qaranka ka diirtay walin u taagan inay sii diirtaan.Hadda ma ila socota Da,yarta iyo Dhalinyarada Jamhuuriyada Somaliland sidda xaal u jan-jeedho, mise waxan nahay kuwo dhadhan iyo udug ku haya, sidda Xaalka yahay Maanta, shalay iyo doraatoba , siddaas kale filaanay inaysidaa wax ku socdaan oo Qarannimada iyo Dawladnimada Jamhuuriyada Somaliland ku hanno-qaadaso Geeska afrika iyo Calamkanna aqoonsi buuxda iyo kaalin qaybteeda leh kagga geli karrata. Anniga haddi aragtidda aan dhiibto ilama aha ayaan aaminsanahay Aqoonsanoo dareensanahay.Waxa aan aamisanahay any ku jirtoqabashadda Da,yarta iyo Dhalinyarada Hoganaka Qarankainay tahay taa bedelaysa wax iyadda oo lagga fogaanayo cunfiga qaybiiliga ah ee inala degayKheyr-keen iyo Kheyr-xigeeheenba inagga reebay.

Abokor I Mohamud .

abokorm@hotmail.co.uk

Fikrada iyo Aragtidagaarka ah ee Muwaadinka Jamahuuriyada Somaliland .


OGEYSIIS UBAXLE LEGAL ADVICE and ACCIDENT CLAIM
DAAWO: SULDAAN CABDIRAXMAAN AADAN MAXAMED OO BAAQ NABADEED BEELAHA CEELAFWEYN U DIRAY + FARIINTA XUKUMADA
Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
WAREYSIYO