Monday June 01st, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market

Waxaanu Hayadaha caalamka ee ku shaqada leh Xuquuqul insaanka u gudbinay Xadhiga Afhayeenka iyo Xoog hayaha Guud ee xisbiga Waddani. qalinkii A/rahman fidhinle UK

0
Wednesday November 27, 2019 - 12:05:43 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 433
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxaanu Hayadaha caalamka ee ku shaqada leh Xuquuqul insaanka u gudbinay Xadhiga Afhayeenka iyo Xoog hayaha Guud ee xisbiga Waddani. qalinkii A/rahman fidhinle UK

    Waxaanu Hayadaha caalamka ee ku shaqada leh Xuquuqul insaanka u gudbinay Xadhiga Afhayeenka iyo Xoog hayaha Guud ee xisbiga Waddani. qalinkii A/rahman fidhinle UK

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaanu Hayadaha caalamka ee ku shaqada leh Xuquuqul insaanka u gudbinay Xadhiga Afhayeenka iyo Xoog hayaha Guud ee xisbiga Waddani. qalinkii A/rahman fidhinle UK
CANBAARAYN XADHIGAAfhayeenka iyo Xoog-hayaha guud ee Xisbiga Waddani

Aniga oo ka shidaal-qaadanaaya xeerarka Caalamiga ah ee Xaquuqda Aadamaha ee Qaramada Midoobay ee dhaqan galay sanadkii 10.12. 1948 gaar ahaan qodobada1,2,3,5,7,9,10,11,13 farqadaha 1 & 2; sidoo kale qodobada 18,19, iyo 20.Iniga oo ka duulaya Axdiga Xuquuqda Aadamaha dadyowga Midowga Afrika ee dhaqan galay 21.10.1986, gaar ahaan qodoboda 2,3,4,5,6,7,8,9,10,11, 12.


Sida ku cadDastuurka Jamhuuriyadda Somaliland,qodobkiisa 27-aad farqadiisa 1-aadee tilmaamaya Xuquuqda iyo Waajibaadka Muwaadinka ee lama taab taanka ah. Sida uu qeexaayo Xeer Lr 14/2001 qodobkiisa 20-aad farqadiisa 1-aad waxaa lagu tuntay isla markaana la ixtiraami waayeyxasaanadii masuulnimo iyo tiixisbinimo ee masuuliyiintaasi lahaayeen,maadaama aan masuuliyiintan lagu qaban iyaga oo fal danbi gacanta kula jira loona soo goosan warqadii waaranka aheydwaxaa xadhigoodu uu baal marsan yahay Dastuurka Qaranka Somaliland iyo dhamaan xeerar ka caalamiga ah ee xuquuqul isnaanka.

 
Dhammaan qodobadan badan ee kor ku xusan eeay kow ka yahay qodobka 27-aad farqadiisa 1-aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland waxay gebi ahaantood sid cad u qeexayaan xasaanada iyo xuquuqda Bani-aadamka waxaanay reebayaan in muwaadin aragtidiisa loo xidho.

Waxaa dhamaan xeerarkan kor kuxusani ka wadadigayaan in aan sinaba qofka Bani aaadamka ah loogula dhaqmi karin sifo ka baxsan xeerarka caalamiga, sharciga islaamka iyoshuruucda Dastuurka JSL haddii aan maxkamad sharci ah horteeda loogu cadeyn fal-dambiyeed uu ciqaab iyo xadhig ku mutaysan karo. Waxa qawaaniinta caalamka ka reeban in lagu xad-gudbo xuquuqda shakhsigaloona isticmaaloawood dowladeed iyo mid ciidan,isaga oo aan lagu qaban isaga oodenbi faraha kula jira.

Waxaa xukuumadda cod dheer loogu sheegayaain labda muwaadinee kala ah Afhayeen xisbiga wadani Barkhad Xuseencabdiiyo Xooghayha guud ee xisbiga wadani Khadar Jaamac in xoriyadooda oo buuxdasi deg deg ahloogu soo celiso.Sida xukuumadda talada haysaa jejceshahayMadaxda Xisbiyada mucaaridka laguma sandulayn karo cago jugleyn , xadhig iyo garbo duub. Waxaa magacyada muwaadiniintanloo gudbiyey dhamaan haydaha udooda xuquuqul insaanka ee ka hawlgala wadanka ingiriiska ku waas oo Xukuumada su'aalo ka waydiin doona Xadhigoodawaxaana ka mid ah hayadahaas kuwan hoose:

1- Amnesty International. ...
  • 2-Bail for Immigration Detainees. ...
  • 3-Campaign for Freedom of Information. ...
  • 4-Charter 88. ...
  • 5-Electronic Frontier Foundation. ...
  • 6-European Human Rights Centre (EHRC) ...
  • 7-Human Rights Watch. ...
  • 8- Islamic Human Rights Commission

Allaa Mahad iyo Mudnaanba Leh

Wa-Laahum-Aclam-Wa-Bilaahi- Tawfiiq
Wehelkiin Waa-Alleh iyo Nebi (scs)
Qalinkii : A/rahman Fidhinle
Qoraa Madax banaan
Intensive ED BD PA
United Kingdom
London


 
 
 
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
FULL BARNAAMIJ: CALEEMA SAARKII CAAQIL MAXAMED CAAQIL CABDI ISMAIL OO KA DHACAY DEGAANKA LAASDOOMARE EE GALBEEDKA GOBALKA SANAAG
FULL BARNAAMIJ : SOO DHAWEYNTII XAFLADII BILAYD IYO HADAL JEEDINTII JAALIYADA IYO SIYAASI MAXAMUUD XAASHI MUNAASIBADII SOO DHAWEYNTA EE LONDON EE MUSHARAX KULMIYE M X C
FULL,Barnaamij Xiiso Badan Ciyaaro dhaqamed Heesa iyo Kooxda Habara
DAAWO FULL KHUDBAD: WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA SOOMALILAND OO ARIMO BADAN KA HADLAY
WAREYSIYO