Monday June 01st, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market

Jamhada Korneyl Caare Oo Weeraray Saldhig Police Oo Ku Yaala Magaalada Ceerigaabo

0
Monday December 02, 2019 - 09:08:49 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 2849
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jamhada Korneyl Caare Oo Weeraray Saldhig Police Oo Ku Yaala Magaalada Ceerigaabo

    Jamhada Korneyl Caare Oo Weeraray Saldhig Police Oo Ku Yaala Magaalada Ceerigaabo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jamhada Korneyl Caare Oo Weeraray Saldhig Police Oo Ku Yaala Magaalada Ceerigaabo Dablay Hubaysan Oo Ka Tirsan Jabhada Korneyl Caare Ayaa Weerar Ku Qaaday Saldhiga Dhexe Ee Magaalada Ceerigaabo,Weerarkan Oo Ahaa Mid Culus Ayey Jabhadu Doonaysay Inay Kula Wareegto Sakdhiga Dhexe Balse Uma Suuro Gelin Waxaana Iska Difaacay Ciidamada Policeka Somaliland Ee Wakhtigaasi Jeelka Ku Sugna 
Dablaydan Ayaa La Xaqiijiyey Inay Ka Tirsan Yihiin Jabhada Korneyl Caare Ee Ku Sugan Duleedka Magaalada Ceerigaabo,Ciidamadan Weeraray Saldhiga Dhexe Ee Magaalada Ceerigaabo Ayaa Khasaare Gaadhsiiyey Qaar Kamida Ciidamada Policeka,Waxaanay Wararku Sheegayaan Inay Jabhadii Weerarkaasi Fuliyey Ay Ka Baxsadeen Goobta
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
FULL BARNAAMIJ: CALEEMA SAARKII CAAQIL MAXAMED CAAQIL CABDI ISMAIL OO KA DHACAY DEGAANKA LAASDOOMARE EE GALBEEDKA GOBALKA SANAAG
FULL BARNAAMIJ : SOO DHAWEYNTII XAFLADII BILAYD IYO HADAL JEEDINTII JAALIYADA IYO SIYAASI MAXAMUUD XAASHI MUNAASIBADII SOO DHAWEYNTA EE LONDON EE MUSHARAX KULMIYE M X C
FULL,Barnaamij Xiiso Badan Ciyaaro dhaqamed Heesa iyo Kooxda Habara
DAAWO FULL KHUDBAD: WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA SOOMALILAND OO ARIMO BADAN KA HADLAY
WAREYSIYO