Tuesday December 10th, 2019
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

ADKAA II WADA BAHDILAN BARAARUJI KII DAMCOW ADIGAY KUGU BEEGANTAHAY

0
Monday December 02, 2019 - 09:31:00 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 256
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    ADKAA II WADA BAHDILAN BARAARUJI KII DAMCOW ADIGAY KUGU BEEGANTAHAY

    ADKAA II WADA BAHDILAN BARAARUJI KII DAMCOW ADIGAY KUGU BEEGANTAHAY

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xayeysiis Banaan
ADKAA II WADA BAHDILAN BARAARUJI KII DAMCOW ADIGAY KUGU BEEGANTAHAY

Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarkaatuh

waxaan aan halkan ka salaamayaa dhamaan bulsha waynta soomaaliland ,gaar ahaan bahda burcoonline.

waxaan aan qofnaba ka qarsoonayn dhibaatada ka taagan maanta dalkeenii taas oo ay sabab u tahay siyaasad xumaanta jaalle Muuse Biixi oo la soo baxay tabihii macalinkiisii Siyaad Bare taas oo ah kalidii talisnimo,macangag siyaasadeed iyo sharci ku tumasho .Inta aynu ognahay waxii madax soo maray wadanka waa madax waynihii isaga oo mudo laba sano jooga ugu bedelid badnaa golihiisa la shaqeeya , waa madax waynihii ugu mushkilada badaan intii uu xilka hayey taasina waxay ka turjumaysaa inaanu xaaji Muse u qalmi inuu maamulo wadanka, waayo malaha kartideedii iyo aqoonteedii midna waxa uu ku haftay maamulida iyo maaraynta xilkii loo igmaday ee ay ummadu u dhiibatay, waxa uu ka dhamaan waayey yooyootan iyo hadba gafuur cirka loo taago dadkuna maanta waxa ay eersanayaan waa fartoodii markaa xaaji Muusow waxaan kugu masaalay sidii macalinkaagii loo lahaa(Haybaabad sidataaye ma adigaa hogaanshe ah dadsaboola hagi kara haaneedshe noqon kara higsan kara asaagii)gun iyo gabagabo waxaan bulsha waynta soomaaliland u soo jeedinlahaa waa inay u midoobaan sidii horarkaa aynu moodnay hogaamiye ina hagi kara laakiin noqday bidahaa camalkiiisii sheegay aynu isaga qaban lahayn(Mar idage Alle ha dago mar labaad idagase anaa isu dagay.)

Imaaraad ku hiilka hadhuubada daatay haraara ka leefka hadhuudhku caraale huftoo hufmi waaye maxaad kala haadin


OGEYSIIS UBAXLE LEGAL ADVICE and ACCIDENT CLAIM
DAAWO: SULDAAN CABDIRAXMAAN AADAN MAXAMED OO BAAQ NABADEED BEELAHA CEELAFWEYN U DIRAY + FARIINTA XUKUMADA
Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
WAREYSIYO