Saturday July 11th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market

Wargelin Shirka Dhalinyarada Beesha Habarjeclo Isugu Imanayso Iyo Arimaha Muhiimka Ah Ee Lagaga Wada Hadlayo

0
Tuesday December 31, 2019 - 17:38:26 in Maqaallo by Sanaag Office
  • Visits: 737
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wargelin Shirka Dhalinyarada Beesha Habarjeclo Isugu Imanayso Iyo Arimaha Muhiimka Ah Ee Lagaga Wada Hadlayo

    Wargelin Shirka Dhalinyarada Beesha Habarjeclo Isugu Imanayso Iyo Arimaha Muhiimka Ah Ee Lagaga Wada Hadlayo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wargelin Shirka Dhalinyarada Beesha Habarjeclo Isugu Imanayso Iyo Arimaha Muhiimka Ah Ee Lagaga Wada Hadlayo


Togdheer, Sanaag, Saraar, Saaxil iyo Sool
Waxay leeyihiin..

1. kheyraad dabiiciya,
2. kheyraad sanaaciya (wershadaha)
3. kheyraad dhaqaaale
4. kharaad insaaniya (Human capital)
5. kheyraadka beeraha
6. kheyraadka Xoolaha Nool
7. kheyraadka Badda 
8. kheyraad ka macdanta..
9. kheyraadka wadooyinka
10. 2% kiii Gobolada Bariga..


Tusaale...

Waxaa lagu qiyaasaa in bada u dhaxaysa Saaxil iyo Sanaag laga soo saari karo 
950,000t ilaa 1000,000T oo Ton sanadkii, halka iminka laga soo saaro waa ka yar 3000 ton. Dhibka/Caqabadaha ugu waaweyn ee haysta dadka degaankaas ku nool ayaa ah Xirfad la,aan iyo Qalab la,aan,wado la,aan..

Marka waxaan aamiin sanahay, shaki la,aan, hadii bulshadaa reer somaliland ee ku nool deeganadaas xirfada laga hagaajiyo,aqoonta laga dhiso,dadka halka ku nooli firfircoonidoodii ku darsadaan in umadda halkaa ku nooli dhakhso u horumari karto.
Marka intaas lagu daro Xoolaha,
Macdanta,Madaarada,Wadooyinka Burco/Oodweyne/Hargaisa iso waliba Burco/Ceerigaabo in goboladaasi noqon karaan kuwa ugu qanisan oo waliba jamhuuriyadu u soo shaqo tagtagto..

Waa xaqiiqa jirta in dib u dhac balaadhani ku yimi insaanka ku nool gobolada bariga,
gaar ahaan deeganada Beelaha Habar jeclo..

Sida:-

1.Kaaba yaasha dhaqaalaha.
2.Horumarinta dadka  human Capital
3.Caafimaadka
4.Waxbarashada.
5.Dhalinyarada iyo sportiga.
6.Horumarinta beeraha
7.Wax soo saarka deegaanada habar jeclo.
8.Xoolaha.

Waa xaqiiq jirta in dawladii ay sida weyn codkooda iyo cudoodaba ay isugu geeyeen
Ay kaga baxday axdigii iyo wixii ay ugu balan qaadeen wakhtigii Olalaha doorashada in Caqabadaha deegaaankooda iyo baahiyaadka aasaasiga wax looga qaban doono..

Ururka dhalinyarada Habar jeclo ee #CAYNAAN 
wuxuu ugu baaqayaa/ Iclaaminaya dhalinayarada habar jeclo Qurbo joog iyo QolQol jooga in ay isugu miyaadaan shir-weyne guud oo ka dhicidoona Magaalada  #Beer Ee gobolka Togdheer kagana tashan doonaan Dhamaan Qoqodaba kor ku xusan iyo waliba aayaha mustaqbalkooda 15/02/2020

Wa bilaaahi tawfiiq.
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
FULL BARNAAMIJ: CALEEMA SAARKII CAAQIL MAXAMED CAAQIL CABDI ISMAIL OO KA DHACAY DEGAANKA LAASDOOMARE EE GALBEEDKA GOBALKA SANAAG
FULL BARNAAMIJ : SOO DHAWEYNTII XAFLADII BILAYD IYO HADAL JEEDINTII JAALIYADA IYO SIYAASI MAXAMUUD XAASHI MUNAASIBADII SOO DHAWEYNTA EE LONDON EE MUSHARAX KULMIYE M X C
WAREYSIYO