Saturday July 11th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market

Fashilka Hay'ada Sirdoonka Somalia ,shaqadii booliska Somaliya ayay iyadu qaadatay!

0
Friday January 03, 2020 - 18:18:18 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 423
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fashilka Hay'ada Sirdoonka Somalia ,shaqadii booliska Somaliya ayay iyadu qaadatay!

    Fashilka Hay'ada Sirdoonka Somalia ,shaqadii booliska Somaliya ayay iyadu qaadatay!

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fashilka Hay'ada Sirdoonka Somalia ,shaqadii booliska Somaliya ayay iyadu qaadatay!
Ugu hore waxaan salaamayaa bahda warbaahint,guud ahaan gaar ahaanba,Ascww'.
Intaasi ka dib waxa war soo saartay Hay'ada sirdoonka somaliya ee loogu yeedho 'Nisa', hay'adan oo ah mid sharciyan mid la shaqeysa ciidanka amaanka ama booliska loo yaqaano ayaa iyadu waxey is qaadatay shaqo aaney laheyn,shaqada danbiyada waxaa sheegi kara ama cadeyn kara oo kaliya ciidanka booliska ee uu dalkaasi leeyahey,balse hay'ada , sirdoonku waxii warar ah ee ay hesho waxa ay u gudbisaa laamaha amaanka qaabilsan ee uu boolisku ugu horeeyo.


Waxaan wararka ama faldanbiyeedka dal ka dhaca ka hadli kara ama sheegi karaa waa ciidanka booliska uu dalkaasi leeyahey.

Hadaba waxaa meesha ka cad in kooxda Xamar ka talisaa aaney fahansaneyn nidaamka dowlada ay sheeganayaan, markaasi waxaa meesha ka cad in dowlada loogu yeedho federaalka beenta ah xaalkeedu yahey iska hadal iyo iska dhe balse gabi ahaanba ay cidlo ka joogaan ,hanaanka dowladnimada iyo shaqadeedba,waxaana muuqata kooxdaasi in aaney aqoon u laheyn hogaamint iyo dowladnimada ee ay yahiin uun hunguri iyo qabiil la carar madhan,oo dhoohan.

Ugu danbeyn waxaan aad ugu xumey dadkii shacabka ahaa ee lagu xasuuqay degmada afgooye,waxaan ka tacsoyadeynayaa dhaanba ehelkoodii,iyagana alleh how naxariisto,amiin.

Qore:Tahir hussein
 
 
 
 
 

Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
FULL BARNAAMIJ: CALEEMA SAARKII CAAQIL MAXAMED CAAQIL CABDI ISMAIL OO KA DHACAY DEGAANKA LAASDOOMARE EE GALBEEDKA GOBALKA SANAAG
FULL BARNAAMIJ : SOO DHAWEYNTII XAFLADII BILAYD IYO HADAL JEEDINTII JAALIYADA IYO SIYAASI MAXAMUUD XAASHI MUNAASIBADII SOO DHAWEYNTA EE LONDON EE MUSHARAX KULMIYE M X C
WAREYSIYO