Sunday January 26th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Caarrow adigoo wax Dili kara, ayaad Duco qaadatee Hanbalyo.

0
Saturday January 04, 2020 - 09:51:55 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 559
  • (Rating 4.9/5 Stars) Total Votes: 18
  • 17 1
  • Share via Social Media

    Caarrow adigoo wax Dili kara, ayaad Duco qaadatee Hanbalyo.

    Caarrow adigoo wax Dili kara, ayaad Duco qaadatee Hanbalyo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xayeysiis Banaan
Caarrow adigoo wax Dili kara, ayaad Duco qaadatee Hanbalyo.

Ninka geesiga ahi maaha macangaga meeshuu qabsado loo gooyo, ee ergo diidka ah ee aan qabsoomin, siddoo kale cidna wax ka maqal.

Se waa ninka go'aansan qaadashada leh, ee wax ka dhiidhiya, waxna dhowra, waxna dhaafa ee ku dhac iyo ka jooga leh ee wax xaaleeya, waxna maqla ee wax xeeriya, kaas ayaa lagu sheegi Karaa Geesi,

Sidda tabtaa Mujaahid Kornayl Siciid Jaamac Caare, waana kugu hanbalyeynayaa siddii milgaha, maamuuska, qadarinta iyo sharafta lahayd ee aad u ogolaatay ergadii kuu timid, waana wax Illaahay loogu Mahad naqo sidda San ee wax u qabsoomeen, kornayl Siciidow shalayna geesi baad ahayd Dulmiga ka dhiidhiyey, maantana geesi baad tahay ergo adeec ah, iyada oo dulmigii jiro oo caddaalad daradii Dalka ka jirto haddii aad adeecday gudidii ergada ahayd oo aad weliba ku wareejisay jabhadii Dulmi diid iyo saanadoodiiba waad ku amaanantahay sidda geesinimada leh ee aad yeeshay. Siddoo kale waxaanu ku rajo weyn nahay in iyana laga helo daacad iyo caddaalad iyo Somaliland lawada leeyahay Dhanka xukuumada talada Somaliland haysa iyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, se Hubaal Geesi Caarrow adigoo wax Dili karaad adigu Duco qaadatee Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo.



Illaahay baa Mahad leh

Midnimana Somaliland

Fuad Fartaag

Fartaagmuwaadin@gmail.com

Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
FULL BARNAAMIJ: CALEEMA SAARKII CAAQIL MAXAMED CAAQIL CABDI ISMAIL OO KA DHACAY DEGAANKA LAASDOOMARE EE GALBEEDKA GOBALKA SANAAG
FULL BARNAAMIJ : SOO DHAWEYNTII XAFLADII BILAYD IYO HADAL JEEDINTII JAALIYADA IYO SIYAASI MAXAMUUD XAASHI MUNAASIBADII SOO DHAWEYNTA EE LONDON EE MUSHARAX KULMIYE M X C
FULL,Barnaamij Xiiso Badan Ciyaaro dhaqamed Heesa iyo Kooxda Habara
DAAWO FULL KHUDBAD: WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA SOOMALILAND OO ARIMO BADAN KA HADLAY
Full Barnaamij Dhagaxdhiga Iyo Bilowga Wadada Isku Xidha Gobolada Buuhoodle Iyo Saraar
DAAWO: FULL KHUDBADII SIYAASI MAXAMUUD XAASHI KA JEEDIYAY MUNAASIBAD WEYN OO DALKA SWEDEN CAASIMADA STOCKHOLM LOOGU SAMEEYAY
WARGALIN DAAWO: SIYAASIGA WEYN EE MAXAMJJD XAASHI CABDI OO KUSOO JEEDA WADANKA JARMALKA IYO JAALIYADA DALKAAS EE JSL OO SOO DHAWEYN MUGLE U DIYAARIYAY
OGEYSIIS UBAXLE LEGAL ADVICE and ACCIDENT CLAIM
DAAWO: SULDAAN CABDIRAXMAAN AADAN MAXAMED OO BAAQ NABADEED BEELAHA CEELAFWEYN U DIRAY + FARIINTA XUKUMADA
WAREYSIYO