Saturday July 11th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market

" Waxaanu ugu horaysa aanu raali ku nahay wax alle iyo waxii umadda reer Somaliland xisbiyadeeda iyo xukuumadeedu ay ku heshiiyaan"

0
Sunday January 05, 2020 - 16:51:57 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 578
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    " Waxaanu ugu horaysa aanu raali ku nahay wax alle iyo waxii umadda reer Somaliland xisbiyadeeda iyo xukuumadeedu ay ku heshiiyaan"

    " Waxaanu ugu horaysa aanu raali ku nahay wax alle iyo waxii umadda reer Somaliland xisbiyadeeda iyo xukuumadeedu ay ku heshiiyaan"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

" Waxaanu ugu horaysa aanu raali ku nahay wax alle iyo waxii umadda reer Somaliland xisbiyadeeda iyo xukuumadeedu ay ku heshiiyaan"

Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha wakiilada Axmed Yaasiin Shaakh Ayaanle, ayaa sheegay in golaha wakiiladu uu raali ku yahay wax kasta oo xisbiyada iyo umadda reer Somaliland ay ku heshiiyaan si doorasho dalka ay uga dhacdo.

Waxa uu sida oo kale uu sheegay in ay kuraasta si rasmi ah u banaynayaan maalinta la heshiiyo ee doorashooyinka loo dareero, waxaanu sidan u sheegay tilifishanka Saab, waxaanu isaga oo arimahan ka hadlaayay uu yidhi" Waxaanu marka ugu horaysa aanu raali ku nahay wax alle iyo waxii umadda reer Somaliland xisbiyadeeda iyo xukuumadeedu ay ku heshiiyaan inaan soo dhawayno oo aan ku faraxno oo meel marino, nidaamka ugu wanaagsan ee marka lagu yidhaahdo dawlad qeex waa sharci iyo kala danbayn umadina intay shuruucdeeda ixtiraamto ayay umad sii jiri karta tahay. Khilaafkii ka dhashay komishankii cusbaa ragii isku taagay ee yidhi khilaafkaas xukuumada iyo xisbul xaakimka iyo xisbiyada dhex yaala ayaanu doonaynaa inaan wax ka xalino waan u mahadnaqaynaa waxaanay ku hadleen siday la noqotay oo dan ayay moodeen, golaha wakiilada ee Somaliland aniga oo afkooda ku hadlaaya golahu mudo dheer ayuu fadhiyay oo ka badan mudadii loo doortay,anaga dan ayay noo tahay in wax lagu heshiiyo waxaas lagu heshiiyayna uu naga fulo arimaha doorashooyinka caqabada ku ahaa saacada lagu heshiiyo saacada ku xigta diyaar ayaanu nahay inaanu meesha banayno.”



Source:Geeska Africa
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
FULL BARNAAMIJ: CALEEMA SAARKII CAAQIL MAXAMED CAAQIL CABDI ISMAIL OO KA DHACAY DEGAANKA LAASDOOMARE EE GALBEEDKA GOBALKA SANAAG
FULL BARNAAMIJ : SOO DHAWEYNTII XAFLADII BILAYD IYO HADAL JEEDINTII JAALIYADA IYO SIYAASI MAXAMUUD XAASHI MUNAASIBADII SOO DHAWEYNTA EE LONDON EE MUSHARAX KULMIYE M X C
WAREYSIYO