Monday July 06th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market

Dallada Somaliland Society in Europe (SSE) Ayaa War Ka Soo Saartay Xiisada Ka Soo Cusboonatay Badan Cas Iyo Doorka Somaliland

0
Tuesday January 14, 2020 - 17:16:03 in Wararka by Wariye Khaliil Barre
  • Visits: 617
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dallada Somaliland Society in Europe (SSE) Ayaa War Ka Soo Saartay Xiisada Ka Soo Cusboonatay Badan Cas Iyo Doorka Somaliland

    Dallada Somaliland Society in Europe (SSE) Ayaa War Ka Soo Saartay Xiisada Ka Soo Cusboonatay Badan Cas Iyo Doorka Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dallada Somaliland Society in Europe (SSE) Ayaa War Ka Soo Saartay Xiisada Ka Soo Cusboonatay Badan Cas Iyo Doorka Somaliland
Taariikh: 14/1/2020
Tixraac: SSE/DK-89/14012020
WAR-SAXAAFADEED
DHAGARAHA XULUFADA BADACAS IYO DOORKA SOMALILAND.
Sida aydin kala socotaan saxaafada iyo miidhiyaha kala duwan waxa jirta in la wareegideeda xeebaha somaliland iyo maamulida mustaqbalkaba gacanta lagu hayo, waxaana loo sameystey xulufo yeelan karta awood milatari iyo go'aan dublumaasiyadeed oo adag, xulufadaas oo ku
midowdey sidii ay wadajir u wada maamulilahaayeen dhamaan xeebaha badacas ,sidaa daraadeed
Somaliya oo aan wakhtigan xaadirka lahayn awood iyo karti ay kula wareegto amaba ku iman karto xeebaha Somaliland ay halkaa ka heshey fursadweyn oo ka dhextoosto xeebaha badacas iyada oo weheshaneysa xulufo leh awood ciidan ,mid dhaqaale iyo mid siyaasadeedba .
SSE ahaan anaga oo ku taageersan kuna bogaadineyna go'aanka ay ka qaadatey xukuumada
Somaliland arinaka xulufada badacas hadana waxaa ah mid aan la aqbalikarin in ay dawlada Somaliland tiraahdo Jabuuti iyo Sucuudi arabiya waxaana naga dhaxeeya xidhiiidh iyo wadashaqeyn fiican gaar ahaan Jabuuti kuwaas oo ah labada dawladood ee mashruucan hogaaminaya isla iyo
markaana iska indhatiraya awooda, talada iyo lahaanshaha ee xeebta Somaliland ee ay ka taliso dawalada Somaliland .


Hadaba iyada oo ay cadahay in aaney somaliya wax shaqo ah kulahayn xeebaha Somaliland hadana wax laga waydiinayo loona gacan gelinayo wax awoodeeda ka baxsan somaliya taasina ay tahay weerar cad oo lagu soo qaadey qaranka Somaliland isla iyo maraakana aaney hadhin amaba jiri karin
xidhiidh iyo wadashaqeyn ina dhexmari karta dawaladahaas inta ay wax ka badalayaaan mashruucan dhagareysan ee xulafada badacas. waxaana haboon in aynu qayla dhaan iyo baaqyo diro dhamaanteenba hadeynu nahay reer somaliland . sidoo kalwe qaranka somalilandna sameeyo
dhoolatus milatari oo xaga bada iyo bariga bada ku dhawba ah si beesha caalamka iyo wadamada mandaqaduba u arkaan in ay aynu si buuxda gacanta ugu hayno xeebteena inaga oo saxaafada aduunka ugu muujinayna, una sheegeyna beesha caalamka hadii lasoo faragaliyo xeebta
Somaliland ee nabada ah kana caagan budhcadbadeed iyo kooxaha argagixisada hadii laga abuuro
murano iyo xasilooni daro in ay imanakaraan kuna soo dhuuman karaan kooxaha budhcadbadeedka
iyo kooxaha argagixisadu.
Waxaase kale oo mudan in waxbadan layska waydiiyo danaha siyaasada xulufada ee iska hor imanaya
sababta oo ah horagalayaasha xulufda sacuudi arabiya iyo Masar waxay mashruucan xulafada
badacas u sameysteen muquuninta iyo ka hortaga xulufada Turkiga, Eeraan iyo Qadar kuwaas ay
somaliya ka mid tahay taas oo aan suuragal aheyn mustaqbalka dhaw in ay Somaliya ka mid noqoto
labada xulufaba marka la eego kala fogaanshaha siyaasada labada xulufo wee ku aaden gobolka
awgeed.
ILLAAHEY ayaa mahad leh.
Guddiga fulinta ee Dallada Somaliland Society in Europe (SSE)
Tel. 004571664659.
Contact email : [email protected]
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
FULL BARNAAMIJ: CALEEMA SAARKII CAAQIL MAXAMED CAAQIL CABDI ISMAIL OO KA DHACAY DEGAANKA LAASDOOMARE EE GALBEEDKA GOBALKA SANAAG
FULL BARNAAMIJ : SOO DHAWEYNTII XAFLADII BILAYD IYO HADAL JEEDINTII JAALIYADA IYO SIYAASI MAXAMUUD XAASHI MUNAASIBADII SOO DHAWEYNTA EE LONDON EE MUSHARAX KULMIYE M X C
FULL,Barnaamij Xiiso Badan Ciyaaro dhaqamed Heesa iyo Kooxda Habara
WAREYSIYO