Thursday August 06th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

WAX KA OGOOW HABKA LOO MAAMULO SOMALILAND DEVELOPMENT FUND

0
Wednesday January 29, 2020 - 23:15:55 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 384
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAX KA OGOOW HABKA LOO MAAMULO SOMALILAND DEVELOPMENT FUND

    WAX KA OGOOW HABKA LOO MAAMULO SOMALILAND DEVELOPMENT FUND

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

WAX KA OGOOW HABKA LOO MAAMULO SOMALILAND DEVELOPMENT FUND Sunduuq horumarinta Somaliland Laguma qaybiyo Gobolo iyo Degmooyintoona wax ka ogaw oo fahan inta aanad soo gudbin qoraal ama waraaq xaqiiqda ka fog oo mala awaal ah. Waa Sanduuq Hormarineed oo La aasasay 2012 -2017 oo dhamaaday 2017 lagana maalgaliyey Wasaarado mudnaanta la siiyey laguna saleeyey Qorshaha Horumarinta Qaranka wasaaradahaas waxa kamid ahaa W.X Xoolaha .W .Deegaanka Iyo Biyaha iyo kuwo kale. Waxaana Hogaamisa wasaarada Qorshaynta Iyo Horumarinta Qaranka . 


 waxaana loogu talo galay in lagu saleeyo Qorshaha Hormarinta Qaranka ( National Development Plan I ) lagana Maalgaliyo Wasaaradaha iyo Haya'daha Dawlada iyadoo loo eegayo Kala mudnaanta Baahiyaha jira .lagana soo dheegay Qorshaha Horumarinta Qaran NDP I. Iyo NDP II waxaanu xooga saara sectors ama Qaybo kala duwan. Sanduuqan waxaa Maalgaliya Dawaladaha Iyo Haya'daha inaga Taageera dhinacayada Horumarinta marka mashaariicda la maalgalinayo waxaa loo eegaa Kala mudnaanta baahiyaha wasaaradaha Iyo Haya'daha Dawlada . ku waas oo Wasaaraduhu u soo gubinyaan gudida maamusha ee loo xilsaaray sanduuqan Steam commitee joint .

 Ku waa ayaa qondeeya Mashaaricda Mudan iyo la maalgaliyo marka la eego mudnaanta koobaad ee NDP ka .wasaaradaasi marka la maalgaliyo ku saleeyaan baahiyaha mudan in wax laga qabto . Sanduuqani wuxuu inagaa caawiyaa sidii loo heli lahaa xal waara( sustainable Development Goal. ) iyadoo laga duulayo Qorshaha Horumarinta Qaranka ee Labaad NDP2 in la qorsheeyo kala mudnaanta Baahiyaha wasaardaha iyo Haya'daha Dawlada waxaana lagu salaynayaa qorshaha iyo Higsiga Qaranka ilaa 2023 . 

 Sanduuqan laguma qaybiyo Gobolo iyo dagmooyintoona ee waxa loo qaybiyaa wasaarado iyo Haya'daha Dowlada . Ee mudnaanta lasiiyey marka la eego NDPII Marka hore waxa fiican inaad horta ogaato waxa aad doonaynayso inaad waxa ka qorta ama aad bulshada u soo bandhigo runtii warqadi waa mid xaqiiqda ka fog mana jirto Mashaariic SDf laga maalgaliyo oo sidan loo qaybiyaa waxaana lagu saleeyaa qorsheyaal iyo higsiyo Fog Gobolada dalku waa isku mid meel dheer wax ka eega dhalinyarow .............................


Wabilaahi Tawfiiq
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
WAREYSIYO