Friday February 21st, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Abwaan caydaruus muumin cabdilaahi

0
Sunday February 09, 2020 - 09:07:25 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 152
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Abwaan caydaruus muumin cabdilaahi

    Abwaan caydaruus muumin cabdilaahi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xayeysiis Banaan
Abwaan caydaruus muumin cabdilaahi
Maansada dhabacasho waxay kahadlaysaa marka qofaanad kagilayni uu dhaawac kuugaysto iyo dhaawaca aad kala kulanto waar kamid ah bulshada kuwa kuudhow

dhabacasho


Hadii ruux dhabacashada

Kuu dhuunto adigoo

Isagoo dhunkaal daran

Waabeeyo kuu dhigay

Adaan dhaadin kaadiley


Dhinacaa danbeetoo

Saaxiib ku dhaawacay

Dhagar qabe inkaaroo

Cadow kugu dhignaayoo

Ku dhirbaaxay weeyaan



Dhiiladuu markaa dhigay

Hadaad dhimanin yeelkaa

Waxba kaama dhiminoo

Dibaad uga dhugyeelane



Maxaa dhidarka cashaleh

Dhurwaa moodey wehelo

Anigaan wax dhaadayn

Dhexdhexaad hameenkii

Muska igasoo dhacay


Inta khaayin igu dhigay

Anigoo dhanqaladkii

Daacadnimo Ku dheelina

Waxba aanan dhaadayn

Misna aanu ii dhimin

Dhuubka caaradiisoo

Dhanka eebe u baxsaday

Dharkaad xidhato weeye

Caliyow dharaarahan

Ma waxbaaba ii dhiman
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
FULL BARNAAMIJ: CALEEMA SAARKII CAAQIL MAXAMED CAAQIL CABDI ISMAIL OO KA DHACAY DEGAANKA LAASDOOMARE EE GALBEEDKA GOBALKA SANAAG
FULL BARNAAMIJ : SOO DHAWEYNTII XAFLADII BILAYD IYO HADAL JEEDINTII JAALIYADA IYO SIYAASI MAXAMUUD XAASHI MUNAASIBADII SOO DHAWEYNTA EE LONDON EE MUSHARAX KULMIYE M X C
FULL,Barnaamij Xiiso Badan Ciyaaro dhaqamed Heesa iyo Kooxda Habara
DAAWO FULL KHUDBAD: WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA SOOMALILAND OO ARIMO BADAN KA HADLAY
Full Barnaamij Dhagaxdhiga Iyo Bilowga Wadada Isku Xidha Gobolada Buuhoodle Iyo Saraar
DAAWO: FULL KHUDBADII SIYAASI MAXAMUUD XAASHI KA JEEDIYAY MUNAASIBAD WEYN OO DALKA SWEDEN CAASIMADA STOCKHOLM LOOGU SAMEEYAY
WAREYSIYO