Friday February 21st, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

ISBEDELADA SIYAASADEED EE SOOMAALIYA IYO SOOMAALILAND TURKIGA OO NOQDAY DAWLADII UGU SIYAASADA LIIDATEY DAWLADAHA CAALAMKA MAANTA KA JIRA

0
Monday February 10, 2020 - 09:20:43 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 255
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    ISBEDELADA SIYAASADEED EE SOOMAALIYA IYO SOOMAALILAND TURKIGA OO NOQDAY DAWLADII UGU SIYAASADA LIIDATEY DAWLADAHA CAALAMKA MAANTA KA JIRA

    ISBEDELADA SIYAASADEED EE SOOMAALIYA IYO SOOMAALILAND TURKIGA OO NOQDAY DAWLADII UGU SIYAASADA LIIDATEY DAWLADAHA CAALAMKA MAANTA KA JIRA

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xayeysiis Banaan
ISBEDELADA SIYAASADEED EE SOOMAALIYA IYO SOOMAALILAND TURKIGA OO NOQDAY DAWLADII UGU SIYAASADA LIIDATEY DAWLADAHA CAALAMKA MAANTA KA JIRA Soomaaliya ayaa waxaa ka socda isbedel siyaasadeed oo si fiican u soconaya kadin markii madaxweynaha dalkaas maxamed cabdilahi farmaajo oo adeegsanaya siyaasada maraykanku weerar ku qaaday dawlad goboleedyada dalkaas kuwaas oo u muuqdey inay ahaayeen hogaamiye kooxeedyo ku magacaaban madax dawlad goboleedyo , hadaba siyaasada uu ku dhaqaaqay farmaajo ayaa ah mid uu ku doonayo in uu katakhaluso dhamaan hogaamiyayaasha dawlad goboleedyada dalka oo aan la garanayn ujeedadooda rasmiga ah waxay doonayaan iyo waxay diidayaan iyo siyaasadoodu xagay ku jihaysan tahayba , isla markaana doonaya midkastaaba inuu amro dawlada dhexe isagoon wax hadaf ah oo uu leeyahay jirin ama soo qaadanaya afkaaro dadkale oo ujeedooyin soomaaliya kalihi usoo dhiibteen waxaanu doonayaa inuu dhamaan dawlad goboleedyada awooda kala wareego si dalku haldhinac ugu wada dhaqaaqo taasoo inay galaafatana u dhow sidii ragii isaga kasii horeeyeyba ku dhacday maadaama dalku u muuqdo inuu sitoosa uga baxayo gacantooda dadkii amarkiisu ka go,i jirey iyo siyaasadihii ayku tiirsanaayeenba taasoo iyana khatarteeda leh ama isaguba markuu hadafkiisa gaadho kula biiri doono kuwaas cidlana kaga dhaqaaqi doono cidkasta oo waxlasoo qabatay iyo ujeedadii ayka lahaydba waynuse eegi doonaa ciyoon halkay ku danbayso kadib marka marlabaad la loodoorto siduu ku talo galay in marlabaad uu xukunka kusoo laabto taasoo ah mid dhacaysa hadaan la inqilaabin .


Hadaynu falanqayno siyaasadaha kale dawlada turkiga ayaa noqotay dawladii ugu siyaasada liidatey qarnigan kadib markii ay kasoo horjeesatey reergalbeed iyo reerbari labadaba iyadoo ah dawlad muslin ah oo maqaamka siyaasadeed ee dawladaha islaamku yahay maanta kii ugu liitey maanta oo bari iyo galbeedba cadow u yihiin kuwaasoo u baahan inay iskuna ilaaliyaan iskana ilaaliyaan . Hadaba turkiga oo ruushku siiyey gantaalaha lidka hawada ee khatarta ah si uu ugu xumeeyo reergalbeedka isagoo arkaya inuusan ahayn ruux laysku halayn karo siyaasadiisuna ahayn mid fadhida ahayna inuu waxkasta ruushka isla barbartaago ayaa gobolka idlib doonaya inuu gacanta u geliyo mucaaradka dawlada suuriya ee ruushku taageetana kasaaro taasoo ah midda maraykanku doonayo iskana horkeeneysa isagiyo ruushka ay saaxiibka yihiin .

Hadaba turkiga ayaanka fursanayn in la go,doomiyo amaba laga duqeeyo goobaha istiraajiitiga ah ama markale la inqilaabo hadduusan si degdega siyaasadiisa wax uga bedelin isla markaana raacin cidda mustawbalka dalkiisa u faa,iido badan waxaana haboon inuu ordogan xukunka baneeyo intuusan dalka u horseedin inuu geeyo halkuu ka qaaday meel kasii xun oo uu hadda fooda kusii hayo sida cidwalba u muuqata .

Had iyo jeeraale siyaasada ayaa dhigaysa in cidkasta oo aad siyaasadeeda gacanta ku hayso inaad u samayso IIN ama BOOG aad qabato ama danaqdo karkay kaasoo horjeestaas si aad u baqageliso ama aad ugu khasbi karto waxkasta oo aad doonayso markaad u baahato . Sidaas si lamid ah ayaa waxaa ka dhigan soomaaliland oo xisbiyada mucaaradku ku noqdeen argagixiso si aan xukuumadu talaabo u qaadin doorashana u dhicin inta siyaasada geeska afrika dhinac u dhacayso oo ama sida larabo ay uga gungaadhayaan maraykanka iyo xulafadiisu ama ku guuldaraysanayaan oo dhinackale ay timaado inlooga wareego sida in lacitiraafo soomaaliland soomaaliyana xal kan maanta taagan ka duwan loo sameeyo oo ama la jarjaro ama dawlado kale lagu wareejiyoba .

Qore:maxamed aadan
Siyaasi madax banaan
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
FULL BARNAAMIJ: CALEEMA SAARKII CAAQIL MAXAMED CAAQIL CABDI ISMAIL OO KA DHACAY DEGAANKA LAASDOOMARE EE GALBEEDKA GOBALKA SANAAG
FULL BARNAAMIJ : SOO DHAWEYNTII XAFLADII BILAYD IYO HADAL JEEDINTII JAALIYADA IYO SIYAASI MAXAMUUD XAASHI MUNAASIBADII SOO DHAWEYNTA EE LONDON EE MUSHARAX KULMIYE M X C
FULL,Barnaamij Xiiso Badan Ciyaaro dhaqamed Heesa iyo Kooxda Habara
DAAWO FULL KHUDBAD: WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA SOOMALILAND OO ARIMO BADAN KA HADLAY
Full Barnaamij Dhagaxdhiga Iyo Bilowga Wadada Isku Xidha Gobolada Buuhoodle Iyo Saraar
DAAWO: FULL KHUDBADII SIYAASI MAXAMUUD XAASHI KA JEEDIYAY MUNAASIBAD WEYN OO DALKA SWEDEN CAASIMADA STOCKHOLM LOOGU SAMEEYAY
WAREYSIYO