Friday February 21st, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Somalia oo wax inagaga xidhanyihiin iyagaaba gumaysi kujira

0
Tuesday February 11, 2020 - 16:42:30 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 182
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somalia oo wax inagaga xidhanyihiin iyagaaba gumaysi kujira

    Somalia oo wax inagaga xidhanyihiin iyagaaba gumaysi kujira

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xayeysiis Banaan
Somalia oo wax inagaga xidhanyihiin iyagaaba gumaysi kujira
Somaliland iyo soomaaliya

Anigoo ah caydaruus muumin cabdilaahi oo ah mawaadin reer Somaliland ah ahna dhalinyarada awoonyahan Kana mid ah iyo HAL.abuurka umada afka soomaaliga Ku hadasha Una dhaqdhaqaaq qaranimada somaliland waxaan iswaydiiya su.aalo farabadan hadaynu walaaleheen Somalia u tagnay oo bilaa shuruud Kula midowney maxay iyagu u garan waayeen garashadaa mid lamid ah oo ay inoo qancin layihiin ? Su.aash iyo qaarkale markaan iswaydiiyey waxaan ogaadey in waxaaba wax kaduwani jiraan oo ah
In walaaleheen soomaaliyeed inaa iyagu qudhooda waxba gacanta ugu jirin oo lahaysto oo ay kujiraan gacan dawlado shisheeye iyo amisom iyo iyadaan cidda xukunka haysa ee dawlada Somalia hadeer aanay ahayn Cid kasaari karta dhibka hada haysta


Hadaba maxaa xal ah ? Waxaa xalku iilamuuqdaa inaan laftooda inaan iyaga laftooda u gargaarro oo u samiro maadama oo lahaysto cidii wax inagaga xidhnaayeen oo ah Somalia

Waa inaan lasoconaa in somalia lahaysto oo aanay jirin Cid xukunka haysta oo hada dhibkaa iyo gumaysigaa kasaari karta

Abwaan caydaruus muumin
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
FULL BARNAAMIJ: CALEEMA SAARKII CAAQIL MAXAMED CAAQIL CABDI ISMAIL OO KA DHACAY DEGAANKA LAASDOOMARE EE GALBEEDKA GOBALKA SANAAG
FULL BARNAAMIJ : SOO DHAWEYNTII XAFLADII BILAYD IYO HADAL JEEDINTII JAALIYADA IYO SIYAASI MAXAMUUD XAASHI MUNAASIBADII SOO DHAWEYNTA EE LONDON EE MUSHARAX KULMIYE M X C
FULL,Barnaamij Xiiso Badan Ciyaaro dhaqamed Heesa iyo Kooxda Habara
DAAWO FULL KHUDBAD: WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA SOOMALILAND OO ARIMO BADAN KA HADLAY
Full Barnaamij Dhagaxdhiga Iyo Bilowga Wadada Isku Xidha Gobolada Buuhoodle Iyo Saraar
DAAWO: FULL KHUDBADII SIYAASI MAXAMUUD XAASHI KA JEEDIYAY MUNAASIBAD WEYN OO DALKA SWEDEN CAASIMADA STOCKHOLM LOOGU SAMEEYAY
WAREYSIYO