Friday February 21st, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Hambalyo Iyo Taageero Ku Socota Caleema-saarka Suldaan Maxamed Cabdilaahi Axmed (Sul.Maxamed Ciroole)

0
Thursday February 13, 2020 - 16:15:13 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 206
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambalyo Iyo Taageero Ku Socota Caleema-saarka Suldaan Maxamed Cabdilaahi Axmed (Sul.Maxamed Ciroole)

    Hambalyo Iyo Taageero Ku Socota Caleema-saarka Suldaan Maxamed Cabdilaahi Axmed (Sul.Maxamed Ciroole)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xayeysiis Banaan
Hambalyo Iyo Taageero Ku Socota Caleema-saarka Suldaan Maxamed Cabdilaahi Axmed (Sul.Maxamed Ciroole)

Waxan Halkan Hambalyo mug iyo miisaan culus uga dirayaa Caleema-saarka Suldaan Maxamed Cabdilaahi Axmed (Sul.Maxamed Ciroole)oo maalmaha soo socda lagu caleeema-saari doono degmada Sabawanaag ee gobolka Maroodi-jeex.


Suldaan Maxamed Cabdilaahi Axmed (Sul.Maxamed Ciroole)oo kamid ahaa mujaahidiintii xoriyada dalka usoo dagaalamay isla markaasina qayb-weyn kasoo qaatay, dadaaladii dib-u-heshiisiinta beelaha Somaliland iyo dib u dhiskii dalka, ayaa waxa uu 25-kii sano ee ugu danbaysay kamid ahaa ganacsatada dhinaca xoolaha ee dalka.



Suldaan Maxamed Cabdilaahi Axmed (Sul.Maxamed Ciroole)oo ku caana sharaf iyo karaamo shaqsiyadeed iyo hal-adayga daacadnimo ku dheehantay, ayaa bulshadu aad ugu diirsadeen, markii ay soo gaadhay shaacinta xaflada caleema-saarka Suldaanka, oo beeshiisu u cugatay, inuu noqdo Suldaankooda iyo hogaamiyahooda dhaqanka. Waxaana maalmihii u danbeeyey aad looga dareemayaa caasimada Hargeysa iyo nawaaxigeedaba, qaban-qaabada munaasibada caleemo-saarka Suldaanka oo kasoojeeda, beel kamida beelaha ugu miisaanka culus gobolka maroodi-jeex, gaar ahaana, Caasimada Hargeysa iyo degmooyinka Sabawanaag iyo Cadaadley.


Guntii iyo gabagabadii waxan ilaahay uga baryayaa, Suldaan Maxamed Cabdilaahi Axmed (Sul.Maxamed Ciroole)in uu ku asturo xilkaas, culus ee loo cumaamaday.




Allaa Mahadleh

Sharmaake Cali Haybe

Hargeysa/Somaliland


 

Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
FULL BARNAAMIJ: CALEEMA SAARKII CAAQIL MAXAMED CAAQIL CABDI ISMAIL OO KA DHACAY DEGAANKA LAASDOOMARE EE GALBEEDKA GOBALKA SANAAG
FULL BARNAAMIJ : SOO DHAWEYNTII XAFLADII BILAYD IYO HADAL JEEDINTII JAALIYADA IYO SIYAASI MAXAMUUD XAASHI MUNAASIBADII SOO DHAWEYNTA EE LONDON EE MUSHARAX KULMIYE M X C
FULL,Barnaamij Xiiso Badan Ciyaaro dhaqamed Heesa iyo Kooxda Habara
DAAWO FULL KHUDBAD: WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA SOOMALILAND OO ARIMO BADAN KA HADLAY
Full Barnaamij Dhagaxdhiga Iyo Bilowga Wadada Isku Xidha Gobolada Buuhoodle Iyo Saraar
DAAWO: FULL KHUDBADII SIYAASI MAXAMUUD XAASHI KA JEEDIYAY MUNAASIBAD WEYN OO DALKA SWEDEN CAASIMADA STOCKHOLM LOOGU SAMEEYAY
WAREYSIYO