Saturday September 19th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Nidaamka Cadaalada Iyo Daah-furnaanta Ee Guddida Qandaraasyada Qaranka JSL. W/Q/Eng Osman Edan.

0
Tuesday March 17, 2020 - 11:00:44 in Maqaallo by Hargeisa Head OFFICE
  • Visits: 367
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nidaamka Cadaalada Iyo Daah-furnaanta Ee Guddida Qandaraasyada Qaranka JSL. W/Q/Eng Osman Edan.

    Nidaamka Cadaalada Iyo Daah-furnaanta Ee Guddida Qandaraasyada Qaranka JSL. W/Q/Eng Osman Edan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nidaamka Cadaalada Iyo Daah-furnaanta Ee Guddida Qandaraasyada Qaranka JSL. W/Q/Eng Osman Edan.

"Right Person in the right Position at right time&quot"

Guddiga Qandaraasyadda Qaranka(National Tender Board)
Tan iyo markii Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi u Magacabay Gudomiyaha Guddiga
Qandaraasyadda Qaranka (National Tender Board) Nouh Mohamed Hussein waxa
Is Bedel wayni ku yimid nidaamka qandaraasyada loo bixiyo Somaliland kaas oo si
cadalad iyo sinaan ah loo bixiyo wiixi mashruuc qandaraas ah.


Mudadii uu
Qandaraasyada Hogaaminayey Gudomiye Nouh waxa hoos u dhac xoogani ku yimid
cadaalad daradii,eexdii iyo musuqmaasuqii inta badan shirkadaha tartamay ay kaga
caban jireen inay gudidu samaysay taana waxaa markhaati iyo cadayn kuugu filan
mudadaas uu gudooomiye nouh hugaaminayayey gudida wali lama arag shirkad ka
cabanaysa nidaamka loo kala saaray ama lagu kala xushay taa badel keeda badanaa
waxaynu aragnaa iyadoo shirkadii guulayasatay iyo tii aan nasiib u helin inay
guulaysataba ay si isku mida iyagoo niyad san ay iskugu hambalyeeyaan waana arin
guuul iyo hurumar ah.

Tan iyo xiligaas gudidu waxay Awood u yeesheen inay Gacanta
ku hayaan dhamaan dhismayaashaa xukuumadu fulinayso,gaadiidka xukuumadu soo
iibsanayso,qalabkasta oo ay hay’addaha dawladu u bahaato iyo si waafaqsan
xeerkooda iyo shuruucda dalka u baahiya marka tartamaayshu soo codsadaana
nidaam garsoora lagu kala saaro waxaana meesha ka baxay in shirkado gaara lagu
naas nuujiyo.Waxana sababta arinkaasi tahay in Mudane Nouh iyo madaxda
Qandaraasyadu ay la yimadeen Siyasad cad oo lagu xakamaynayo wax is daba
marinta iyo qof jeclaysiga wana mida mudan in lagu bogaadiyo.

Guddiga QandaraasyaddaQaranka waxaysameeyeen Horumar la taabankarotaas oo ay sababtay Hogaaminta iyo Qorshayaasha madaxda gudidauu Gudoomiye Nouh Hogaaminayo waxanan u rajaynaya inay horumarintaas kasiibalaadhan Gaadhidoonaan Sanadaha soo socdoinshaallah.


By: Eng Osman Aden

[email protected]

Hargeisa,Somaliland





TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
WAREYSIYO