Friday September 18th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Sacaada Quran Online oo fursad Qaliya u haya qurbajoogta somaaliyeed meel walba oo ay joogaan

0
Thursday March 19, 2020 - 12:51:05 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 610
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Sacaada Quran Online oo fursad Qaliya u haya qurbajoogta somaaliyeed meel walba oo ay joogaan

    Sacaada Quran Online oo fursad Qaliya u haya qurbajoogta somaaliyeed meel walba oo ay joogaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sacaada Quran Online oo fursad Qaliya u haya qurbajoogta somaaliyeed meel walba oo ay joogaan
Sacaada Quran Online waa dugsi quraan online ah oo loogu talo galay qurbajoogta soomaaliyeed , meelkasta oo ay ku nool yihiin
adduunka .

Dugsiga waxa wax ka baran kara Caruurta iyo dadka waaweyn labadaba.Waxa uu dugsigu fursado gaar ah u hayaa waalidiinta qurbaha
kunool ee dhibka badani ka haysto tarbiyadda caruurta iyo waxbarashadooda diiniga ah , waxaanu diyaar u yahay inuu kala
qaybqaato oo uu ka saacido dhinaca tarbiyadda caruurta.


Waxyaabaha lagu baranayo dugsiga waxa kamid ah : -
1) Quraanka kariimka ah
2) Higaadda
3) Carabida
4) Xadiithka
5) Caqiiqda islaamka
6) Fiqhiga
7) Siirada nabiga صلى الله عليه وسلم

8) Tarbiyadda caruurta
9) Baridda caruurta ( Salaadda iyo axkaamta islaamka)
10) Tafsiirka iyo tajwiidka quraanka

 Dugsigu waxa uu kuu diyaariyay macalimiin aqoon buuxda u leh casharada ay bixinayaan .

 Manhaj tayo waxbarasho leh oo sifudud ay ardaydu u baranayaan diinta islaamka.

Hadda la xiriir maamulka oo is dinwaangali :
Whatsapp: +25263 4405981
Viber: +25263 4405981
Imo: +25263 4405981
Skype: Macalin barre sacaada
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
WAREYSIYO