Friday September 18th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Hambalyo Ku Socota Musharax Maxamed Cabdilaahi Cilmi (Maxamed Case) Oo U Sharaxan Golaha Deegaanka Degmada Berbera

0
Thursday March 19, 2020 - 12:55:27 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 278
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambalyo Ku Socota Musharax Maxamed Cabdilaahi Cilmi (Maxamed Case) Oo U Sharaxan Golaha Deegaanka Degmada Berbera

    Hambalyo Ku Socota Musharax Maxamed Cabdilaahi Cilmi (Maxamed Case) Oo U Sharaxan Golaha Deegaanka Degmada Berbera

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hambalyo Ku Socota Musharax Maxamed Cabdilaahi Cilmi (Maxamed Case) Oo U Sharaxan Golaha Deegaanka Degmada Berbera

Waxan Halkan Hambalyo mug iyo miisaan culus uga dirayaa Musharax Maxamed Cabdilaahi Cilmi (Maxamed Case)oo dhawaan ku dhawaaqay inuu yahay Musharax u taaganisla markaasina u tartamaayai Doorashada Golaha Deegaanka ee dhawaanta lagu wado inay dalka ka qabsoonto, gaar ahaan Golaha Deegaanka ee Degmada Berbera .


Musharax Maxamed Cabdilaahi Cilmi (Maxamed Case)oo kamida dhalinyarada fara ku-tiriska ah ee Alle hibada u siiyey karaamada iyo sharafta hogaamiyenimada ah ee loo dhasho isla markaana kamida hantida gaarka ah ee degmada berbera ka sugayso inay hiil uga noqdaan heeryada maamul-xumo iyo musuq-maasuqa bariinsaday ee uu baday Maamulka hada ka jira iyo kuwii uga horeeyeyba.



Musharax Maxamed Cabdilaahi Cilmi (Maxamed Case)oo ku caana sharaf iyo karaamo shaqsiyadeed iyo hal adayga daacadnimo ku dheehantay ayaa bulshadu aad ugu diiraadeen markii uu soo gaadhay warka sheegaya inuu u taaganyey doorasha soo socota ee Golaha Deegaanka Berbera ,


Guntii iyo gabagabadii waxan maqaalkaygan kusoo af-meerayaa Musharax Maxamed Cabdilaahi Cilmi (Maxamed Case) Baahi Weyn bay bulshada reer Berbera u qabaan inuu kusoo biiro hogaankooda maamul ee Golaha Deegaanka Degmada Berbera waanu ku guulaysanayaa insha alaah hankiisaas iyo himiladiisaas Siyaasadeed ee uu isu soo taagay.


Allaa Mahadleh

Sharmaake Cali Hurre

Berbera/Somaliland

 

 

TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
WAREYSIYO