Sunday April 05th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Hagbada Cosob ee Xisbiga Waddani By Mukhtar Cilmi

0
Thursday March 19, 2020 - 13:09:54 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 360
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hagbada Cosob ee Xisbiga Waddani By Mukhtar Cilmi

    Hagbada Cosob ee Xisbiga Waddani By Mukhtar Cilmi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xayeysiis Banaan
Hagbada Cosob ee Xisbiga Waddani By Mukhtar Cilmi

Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaato.


 

Xisbigii waddani waxa ku dhacay dhaqaalo xumo iyo musuq maasuq naafeyay xisbiga wata keentay in ay guddi dhaqaale khusiya musharaxiinta waddani ee u soo tartamay doorashooyinka 2022! ee sharciga waafagsan.

 

Xisbigii waddani wuxuu imika ku dawarsanaya in u ka gurto musharaxiinta golaha deegankamisaaniyaad 225 musharaax min 20 kun oo dollarka cala musharaxee !! Taas oo noqonaysa4.500.000$ afar milyen iyo shan boqol kun dollar?!!, waa shay cajib ah oo lala yaabo runtii, iyadoo lada ogyahay in ay doorasho la qaban doonin sanadkan iyo ka danbe be oo si sharciya 2022 la qabanayo!!.iyado sanadka 2021 la furi doono xisbiyo cosob si ay ku beegmaan 2022 doorashooyinkaas!. ayuu raba cirro in u urursado hanti into kantagin saaxada siyaasadda 2022!



Runtii waa wax laga khajilo weeye in uu xisbigan marxaladaan gaadho oo u khiyaamo masharaxiinta deegaamada Somaliland ee hamiiga siyaasideed leh ,laakin maaha shay ku cosob Cirro iyo maafiyadiisu in ay been ku dhaqmaan .


 

Waa fadiixad ka mid ah fadiixadaha maafiyada kooxda cirro. Waxaan u so jeedinaya musharaxiinta in ay 2021 ururyo cosob oo badan la furayo ikhtiyaar kaaguna waa waasic meesha aad iska soosharaxisid.lknhagbadan waddani la dhaho iska ilaaliya waa jeef oo jag!!.

 

Ka taxadiira xisbi been iyo munafiqnimo wax ku raba shacabow !!.


 

By Mukhtar Cilmi

 

DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
FULL BARNAAMIJ: CALEEMA SAARKII CAAQIL MAXAMED CAAQIL CABDI ISMAIL OO KA DHACAY DEGAANKA LAASDOOMARE EE GALBEEDKA GOBALKA SANAAG
FULL BARNAAMIJ : SOO DHAWEYNTII XAFLADII BILAYD IYO HADAL JEEDINTII JAALIYADA IYO SIYAASI MAXAMUUD XAASHI MUNAASIBADII SOO DHAWEYNTA EE LONDON EE MUSHARAX KULMIYE M X C
FULL,Barnaamij Xiiso Badan Ciyaaro dhaqamed Heesa iyo Kooxda Habara
DAAWO FULL KHUDBAD: WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA SOOMALILAND OO ARIMO BADAN KA HADLAY
Full Barnaamij Dhagaxdhiga Iyo Bilowga Wadada Isku Xidha Gobolada Buuhoodle Iyo Saraar
WAREYSIYO