Friday September 18th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Taci tiiraanyo iyo murugo leh,marxuum,Aqoonyhayan,Axmed Maxamed Xaaji Ibrahim Cigaal,oo dalka Boqortooyda Sucuudi Carabiya ku geeriyiiday

0
Saturday March 21, 2020 - 10:06:12 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 295
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taci tiiraanyo iyo murugo leh,marxuum,Aqoonyhayan,Axmed Maxamed Xaaji Ibrahim Cigaal,oo dalka Boqortooyda Sucuudi Carabiya ku geeriyiiday

    Taci tiiraanyo iyo murugo leh,marxuum,Aqoonyhayan,Axmed Maxamed Xaaji Ibrahim Cigaal,oo dalka Boqortooyda Sucuudi Carabiya ku geeriyiiday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taci tiiraanyo iyo murugo leh,marxuum,Aqoonyhayan,Axmed Maxamed Xaaji Ibrahim Cigaal,oo dalka Boqortooyda Sucuudi Carabiya ku geeriyiiday
Waxaan tacsi tiiraanyo iyo murugo leh u dirayaa qoyskii,walalaaladii,eheladii, qaraabadii, xigaalkii,gacalkii, asxaabtiiiyo dhammaan shacabka reer Somaliland,geerida naxdinta leh ee ku timid ,Marxuum,Aqoonyahan,Axmed Maxamed Xaaji Ibrahim Cigaal,oo maanta oo Khamiisa,19 March,2020,ku geeriyooday dalka Boqortooyda Sucuudi Carabiya.

Marxuum,Aqoonyahan,Axmed Maxamed Xaaji Ibrahim Cigaal,wuxuu ahaa saaxiibkay iyo walaal agtayda qiimo & qadarin badan ku leh,waxaanan ahayn isku hadaf,yoolkayaguna wuxuu ahaa sidii dalkeena hooyo uu u heli lahaa aqoonsi caalami ah,waxaanu tacab badan ku bixiyey inuu magaca Somaliland iyo waxay u taagan tahayba uu saxaafada caalamka u gudbiyo ,kuna difaaco.Sida aynu la wada socono,Aabihii,marxuum Maxamed Xaaji Ibrahim Cigaal,Rabbi naxariistii janno fardawsa ha ka warrabiyee,wuxuu ahaa Halyeyegii,Aabihii & Madaxweynihii Jamhuuriyada Somaliland ,ee dhidibada u taagay dalkeena hooyo, nidaamka dawladnimo ee aynu maanta ku naaloonayno u qotomiyey....Geesi innaga baxoo ,guul dhashuu ahaa.


Marxuum,Aqoonyahan,Axmed Maxamed Xaaji Ibrahim Cigaal,wuxuu ahaa Aqoonyahan Sare ,waxaanu shahaada BA (Economics & Politics),ka qaatay Warwick University,ee dalka Ingiriiska,shahaadada MA (Area Studies/African Development) ,wuxuu ka qaatay London University,ee isla dalka Ingiriiska.

Waxaan saaxiibkay,walaalkay,marxuum, Aqoonyahan,Axmed Maxamed Xaaji Ibrahim Cigaal,aan Allaha awooda leh uga baryayaa,una weydiinayaa,inuu janno Fardawsa ka waraabiyo,danbi dhaaf u fidiyo,iilka u nuuro,iilka u waasiciyo,neecaw udgooniyo,ku siiyo naruuro, dhammaanteena samir yo iimaan saadiqa innaga siiyo,aamiin.

انا للة وانا الية راجعون
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
WAREYSIYO