Sunday April 05th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Waddani Dhaqaale Xuma Galay Iyo Dayn By Mukhtar Cilmi

0
Saturday March 21, 2020 - 10:23:29 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 338
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waddani Dhaqaale Xuma Galay Iyo Dayn By Mukhtar Cilmi

    Waddani Dhaqaale Xuma Galay Iyo Dayn By Mukhtar Cilmi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xayeysiis Banaan
Waddani Dhaqaale Xuma Galay Iyo Dayn By Mukhtar Cilmi

Waxaan raba maanta aan iftimiyo xaalada guud ee dhaqaalyeed ee xisbiga WADDANI oo haatan marayo marxaladii ugu xumayd ,waxaana iclaaminaya in u xisbigii dhamaa u dayn ku jiro! Waxaana taas shaaciyay in u burbur dhaqaaleed dhacay hantidhawraha xassan xuseen wakhtigii shirkii golaha dhaxe Burco lagu qabtay Sheegayna gacanta waynayd ee uu ku tiirsanaa xisbigu uu ahaa qaadhaanka qurbajooga Xisbiga taageera, balse dhaqaalihii ay xisbiga ay siinjireen uu istaagay Xisbiga laga joojiyay markay arkayen sida u xisbiga u socda oo aad u liita !!!??.



 

Xisbigan waxa naafeeyay xubno ila haatan Ku jira oo jaqay si xad aan lahayen, waxana sii dilay xisbigan qaybta warfaafinta oo dad badane ka macaasheyn wakhtigii kaambaynkii doorashadda ,iyo madaxdii gobolada oo liqay lacagihii taageeryaasha,iyo tii muraaqibiinta oo goobo farabadan dalka laga waayay waddani muraaqibiintiisi oo laga shubtay codadkii, iyo niyad jabkii natiijadda iyo siyaasad xumada liidata ee xisbiga imika haatan oo isticmaalo,iyo koox magafayaal ah oo hataan haysata xisbiga oo ay kagaga baxsadayn xubno sida faadumo siciid ibraahin !.....waxaas udhan aya sabab u ah dhaqale xumida oo la tiicayo waddani .


 

Xisbiga waxa u mushahar 10 kun dollar ka qaata dawlada madaxweyne muuse biixi bil walba taas ayay koox Ku dhex cunta xafiisyadda haawanaya !!waxaana u sabab ah hogaanka xisbiga oo ka hurda oo ila haatan ka soo kicin dhulgariirkii guushii muuse biixi iyo kulmiye!!..xirsi 40 milyan bu ka samaystay muxu galiyay waddani hadi dhab ka tahay hogaaminta waddani? Basaasin Ku dhex jiray sida sheegaan ayay iska saari waayen ila hataan?!!!.waar wuxu waamaxay...


 

Xisbigii waddani Ku daa maanta maadaama haduu dayn galay oo wariyaasha lacagahooda lagu lahaado bal orda eega qaylada ka jirta xafiiska warfaafinta iyo sida laga cuno wariyasha xaquudooda oo juwano been been ah loo qoro!.


 

Ugu danbayn xisbigan dib udhis balaadhan ayu u baahan yahay ,lkn haduu sidan Ku jiro xisbi noqon maayo , iyadoo ay ka harsan tahay sanad kadib furashada xisbiyada 2021 si ay ku beegmaan doorashooyinka 2022 wakhti umu hadhin waddani wuxuuna ka bixi doona saaxadda xiligaas oo meeshisa soo gali doonaan kuwa kale !!...


 

Qore mukhtar cilmi


DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
FULL BARNAAMIJ: CALEEMA SAARKII CAAQIL MAXAMED CAAQIL CABDI ISMAIL OO KA DHACAY DEGAANKA LAASDOOMARE EE GALBEEDKA GOBALKA SANAAG
FULL BARNAAMIJ : SOO DHAWEYNTII XAFLADII BILAYD IYO HADAL JEEDINTII JAALIYADA IYO SIYAASI MAXAMUUD XAASHI MUNAASIBADII SOO DHAWEYNTA EE LONDON EE MUSHARAX KULMIYE M X C
FULL,Barnaamij Xiiso Badan Ciyaaro dhaqamed Heesa iyo Kooxda Habara
DAAWO FULL KHUDBAD: WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA SOOMALILAND OO ARIMO BADAN KA HADLAY
Full Barnaamij Dhagaxdhiga Iyo Bilowga Wadada Isku Xidha Gobolada Buuhoodle Iyo Saraar
WAREYSIYO