Saturday September 19th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Ujeedo: Taageero iyo Bogaadin Shirka SAMATALIS BURCO 15 -18 March 2020

0
Sunday March 22, 2020 - 09:03:08 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 405
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ujeedo: Taageero iyo Bogaadin Shirka SAMATALIS BURCO 15 -18 March 2020

    Ujeedo: Taageero iyo Bogaadin Shirka SAMATALIS BURCO 15 -18 March 2020

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ujeedo: Taageero iyo Bogaadin Shirka SAMATALIS BURCO 15 -18 March 2020
Hadaanu nahay Gudida Guud ee Beelaha Habar Jeclo ee wadanka UK waxaan halkan Hambalyo, Salaan, iyo taageeroba uga gudbinaynaa shirkii SAMATALIS ee beelaha Habar Jeclo iyo Garxajis uga qabsoomay Magaalada Burco. Shirkaas oo ay kasoo baxeen qodobo culculus oo wax ku ool ah oo faadido u leh beelihii shirkaa qabsaday iyo dhamaan Shacabwaynaha Jamhuuriyada Somaliland.
1. Gudida Guud ee beelaha Habar Jeclo ee UK waxay umahadnaqaysaa sulaadiinta, cuqaasha, culimo aw diinka, aqoonyahanka, xeerbeegtida, gudidii qaban qaabada, Shir gudoonka shirka SAMATALIS iyo cidkasta oo ka qayb qaadatay qabsoomida shirka.

2. Gudiga Guud ee beelaha Habar Jeclo ee UK waxay taageero la garab taaganyihiin labadii gudi ee shirkaa lagu magacaabay.
A. Gudiga dhamaystirka nabada deegaanka Ceel afwayn.
B. Gudiga horumarinta ee labada beelood.
Waxanu ku talinaynaa in soo xulista gudiyadaasi ay noqoto mid ka turjumaysa baahida hawlaha loo igmaday.
Gudiga Guud ee beelaha Habar Jeclo ee UK waxay diyaar uyihiin in ay la shaqeeyaan Gudiyadaas kor ku xusan.

Xubnaha Gudida Fulinta ee beelaha Habar Jeclo:

● Faarax Xirsi -Gudoomiye
● Ismaciil Caydiid - Gud. Ku-Xig 1aad
● Maxamed Case - Gud. Ku- Xig 2aad
● Cumar C Ibraahim - Xoghaye
● Yusuf Ibraahim Googooye - Afhayeen
● Mustafe-Carafaad - Xidhiidhiye
● Maxamed Xirsi - Khasnaji

Guul iyo Gobanimo
Allaa mahad leh.

Yusuf Ibrahim Googooye
Afhayeenka Gudiga Guud ee beelaha Habar Jeclo
UK, London
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
WAREYSIYO