Saturday September 19th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

" Mudane madaxweyne masuuliyad ayaa kaa saaran shacabka somaliland ee ku xumee dawlada somaliya yaanay xaalad caafimaad oo halis ah u keenin shacabka "

0
Monday March 23, 2020 - 18:58:27 in Maqaallo by Wariye Khaliil Barre
  • Visits: 339
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    " Mudane madaxweyne masuuliyad ayaa kaa saaran shacabka somaliland ee ku xumee dawlada somaliya yaanay xaalad caafimaad oo halis ah u keenin shacabka "

    " Mudane madaxweyne masuuliyad ayaa kaa saaran shacabka somaliland ee ku xumee dawlada somaliya yaanay xaalad caafimaad oo halis ah u keenin shacabka "

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

" Mudane madaxweyne masuuliyad ayaa kaa saaran shacabka somaliland ee ku xumee dawlada somaliya yaanay xaalad caafimaad oo halis ah u keenin shacabka " Dal walba oo ka mida caalamku waxaynu wada ogsoonahay inuu xidhay xuduudiisa dhulka,cirka iyo badaba, bulshadiisana uu ugu baaqay in ay is ilaaliyaan dhinac walba Xogta u danbeysa maanta ee xanuunka cronavirus waxay maraysaa 192 wadan, tirada dadka uu ku dhacay waxay maraysaa 353,320, tirada dhimashaduna 15,408, Dalalka aynu jaarka nahay ayaa iyaguna waxay xidheen xuduudahooda iyagoo u tudhaya shacabkooda waxaana u danbeeyay dalka ethopia iyo jabuuti 
 xukuumada madaxweyne muuse biixi waxay sameysay gudi ay sheegeen in ay ka hortagayaan xanuunka crona19 waxaanay gudidaasi soo saareen qodobo, iyadoona aanay jirin qorshe cad oo ay ku waajahayaan arintaasi Dawlada somaliya ayaa dhankeeda waxay soo saartay dhawaan in ay muddo hakisay duulimaadyada diyaaradaha caalamiga ah, 
waxaana go,aankaas u hogaansamay dhamaan diyaaradaha caalamiga marka laga reebo diyaarada ethopian airline oo duulimaadkeeda garoonka hargeysa sideedii caadada ahayd u wadata Go,aanka imaanshiyaha diyaaradaas waxaa siiyay xukuumada madaxweyne biixi, 


iyadoona aad moodo in dood jaban oo ah hawada somaliya ayaa maamusha iyo ma maamusho ay halbeeg u tahay xukuumada muuse biixi cabdi. Diyaarada ethopian airline ayaa ah diyaarada isku xidha wadanka china iyo badi wadamada qaarada africa iyadoona shalay wadanka uganda lagu qabtay 1 qof oo ay siday, halka 14 qof oo laga shakisanyahay in ay xanuunkii qabaana maanta lagu qabtay garoonka egal ee hargeysa Hadaba su,aasha is weydiinta mudani waa. madaxweyne muuse biixi iyo xukuumadiisu ma waxay ka talinaysaa danaha iyo bad qabta shacabkeeda mise dagaal iyo dano siyaasadeed oo dawlada somaliya ay kula ficiltamayaan ??
Suxufi C/salan Axmed Cawed (Cabdi Germany)
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
WAREYSIYO