Saturday September 19th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Su,aalo is weydiin mudan? ...........

0
Tuesday March 24, 2020 - 10:13:51 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 301
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Su,aalo is weydiin mudan? ...........

    Waxan oganahy sida fudud ee uu ufidayo caabuqa corona virus ee uu usameye dunida oo dhan .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxan oganahy sida fudud ee uu ufidayo caabuqa corona virus ee uu usameye dunida oo dhan .  Waxan ogahy oo kale sameynta u ku yeshay wadamadii awoowada dhaqaale,caafimad tayo aqoonba ulahaa ay ilaa hada la daala dhacayaan.
Si kastaba ha ahtee dalkasta oo dunida kamidaha wax uu manta la wersanyahy sidii u ubad badin lahaa muwadintiisa , aygoo xidhay wadamo badan duulimadii iyo dhamman xududahii ay la wadagayeen dhamman dalka jaarka aah iyo dunida inteeda kaleba .
Hadaba inagoo aan lahan awood caafimad oo kula tacaalo allaha nooma kenee oo bushadeenu aad ujicisan tahy,

Ayaa wax aynu kawar qabanaa in uu cudurku soo gadhay dalka geeska africa oo inaa wadaga cudud sida Djabuati,kenya
Iyo ethopia oo laga soo sheegyo kiisas cusub.
Ayaan weli joogin isu socodkii dalka soo gelay, waxan layabanhy markii hore inay la,aan jooji ethopia oo ah dalka geeska africa ee lagu sheegy cudurkii warqadii ay dhawaan soo saareen gudidii ka hortaga corona virus ee u maddax weyne muse bixi magacabay welina shacabku way iswaydinyaa? Sabtaa.
Wax kasidaran ma heli karno wax lagu ogaanyo xanunka , waxan caqiliga gelin in adigo haysan wax ku ogaato hadana ay xukumadu ku mashqulsanty duulimada ay somalia joojisay oo aynu is adakayno caadifad iyo somalia ayaa na cuna qabtaynasa , runtii waxay aha inay somalida dhamman umidooban sidii uraadin lahayeen bad- qabka umaada ee anay laga faaidaysan dhaxdooda.
War qaar ayba sheegya dad rakabka diyaarda fly dubia saranaa ee la celiye marki dubia lagu celiya qoskamid rakabkii laga hely caabuqa taasina waxay sameyn ku yelan dhamaman dadka rer somaliland Waxan soo jeedin lahaa in la xidho dulimadyda imanaya , sidoo kale oo la xoojiyo xududka laga soo galo dalka walow uu xududkewnu aad u baldhan ahy awood uma hayne lakin ba isku dayo , dadkana lagu wacayi geliho inay fejignadaan arinkan.
Waa nasiib daro in dalkii geeska ee cudurku sameye ay agygu inaga xidhan xududka halkii inagu kaga horeyn lahan si aynu isga ilaalino allaha nooma keenee.

Qore:mohamed abdi ali
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
WAREYSIYO