Saturday September 19th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

SHARIIF SHIIKH AXMED OO MARKALE LADOONAYO INUU HOGAAMIYO DAGAALKA TALYAANIGU KAGASOO HORJEEDO MARAYKANKA EE SOOMAALIYA SIDII CAYDIID

0
Tuesday March 24, 2020 - 10:18:45 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 667
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SHARIIF SHIIKH AXMED OO MARKALE LADOONAYO INUU HOGAAMIYO DAGAALKA TALYAANIGU KAGASOO HORJEEDO MARAYKANKA EE SOOMAALIYA SIDII CAYDIID

    SHARIIF SHIIKH AXMED OO MARKALE LADOONAYO INUU HOGAAMIYO DAGAALKA TALYAANIGU KAGASOO HORJEEDO MARAYKANKA EE SOOMAALIYA SIDII CAYDIID

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

SHARIIF SHIIKH AXMED OO MARKALE LADOONAYO INUU HOGAAMIYO DAGAALKA TALYAANIGU KAGASOO HORJEEDO MARAYKANKA EE SOOMAALIYA SIDII CAYDIID Sidaad lawada socotaan waxaa dagaal ku dhexmaray muqdisho maraykanka iyo xulafo uu hogaaminayey janaraal caydiid oo uu dabada kawado talyaanigu si uusan soomaaliya gacanku haynteeda ugala wareegi Isla markaana uu goobkasta oo ladoonayey in lagu filo caydiid ama lagu qabto kasaarayey si aanu filimkiisu u dhamaan Isla markaana taagtiko kasta oo lagu najaxayo isagu dhigaayey una gudbinayey caydiid markii danbena uu si badheedh ah majlis amanka uga dalbaday in maraykanka aduunka u sheego ujeedada uuka Leeyahay soomaaliya isagoon isaga talyaani ahaan laweydiin ujeedada uu ka Leeyahay soomaaliya isagoo ah cidda keliya ee faraha kula jirta soomaaliyana ka degi la dahay isagoo doonaya in uu soomaaliya reerkeliya oo siyaasadiisa la fahansan u gumeeyo dhamaan shacabka kale ee dalka kula nool taasina tahay mid aan marnaba la aqbali karayn.


Hadaba talyaanigu ladagaalanka uu maraykanka kula jiro soomaaliya wuxuu maantana u cimaadayaa shariif shiikh ahmed si uu u buuxiyo booskii uuka baxay janaraal caydiid si uu markale siyaasada maraykanka uga dhexsaaro soomaaliya kaasoo isagu ah Kanbiiliya ciidanka afrikaanka ah ee soomaaliya ku sugan iyo ninka khaayinka ah ee isaga dhigaya inuu isaga la socdo ahna mid sitoosa looga maamulo talyaaniga iyo putlaan iyo gacanyarihiisa, ahna meesha lagasoo doorto cidkasta oo soomaaliya madaxka noqonaysa lagana tuuro cidkasta oo loo arko inay halisku tahay siyaasada talyaaniga iyo putlaan ee soomaaliya.

Hadaba dagaalada maraykanka uu talyaanigu kagala hortegaayo maraykanka ee qabiilka keliya ee laga siyaasada badan yahay uun loo adeegsanayo waa mid hadana ladoonayo in lagu gumaado reerkan cudud iyo dhaqaaleba si uu reerka amarkiisa fuliya ee siyaasad ahaan maskaxdoodu shaqaynaysaa soomaaliya ugu hadhaan maadaama kuwani yihiin kuwo had iyo jeeraale soo horkaca cidkasta oo loolan siyaasadeed kula gasha soomaaliya talyaaniga iyo xulafadiisa sidii midnimadii soomaaliya iyo soomaaliland oo soomaaliland saaxiib weyn la ahayd ingiriis iyo maraykan laxidhashadii ruushka keenista turkiga iyo qadar.

Hadaba maanta farmaajo iyo ninka u tababaran amarkiisana ku shaqeeya ee maraykanka isaga dhigaya inay la socdaan iyo kuwa putlaan ee kasoo horjeedaaba waxay isku raacsan yihiin in ay dagaal markale isaga horkeenaan hawiye iyo ciidamada afrikaanka ee soomaaliya jooga si ay u burburyaan rajadii laga lahaa in soomaaliya cagaheeda isku taagto iyadoo qaarna hawiye dabada kasoo shuqaynayaan si ay dawlada dhexe dagaal ugu qaadan dawladuna dagaal ugu qaado iyaga si loogu xasuuqo ciidamada afrikaanka iyo kuwa dawlada taasina waxaa markhaati buuxda u ah dagaalka ay Kala hortegayaan soomaaliland oo ah dadka siyaasada soomaaliya ugu indhadheer si aanay Marlabaad siyaasada dalka dib ugusoo noqonin, nabadgelyo darrada ayka wadaan carada hawiye oo keliya iyo awooda loo sheeganayo raxanweyn.

Hadaba waxaan kula talinayaa soomaaliland iyo wadamada ay isku siyaasada yihiin ee danaynaya nabada iyo xasiloonida soomaaliya in si ay arinkaas u fashiliyaan inay hargeysa ugu shir qabtaan qabaailka hawiye iyo raxanweyn si ay u mideeyaan siyaasada meesha ka socotaan loo fahansiiyo si aanay u burburin rajada laga qabo deganaanshaha soomaaliya iyo badbaadinta shacabka aan waxba galabsan ee siyaasada lagu xasuuqayo, aduunka aan dhaqanka iyo siyaasada soomaaliya aqoonta u lahayn rajadana ka qabaana u arkaan dhibaatada soomaaliya taallaa cidda ay gacanteeda ku jirto ee sida dadban umaamulaysa.

Maxamed aadan
Siyaasi madax banana
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
WAREYSIYO