Sunday April 05th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

BURCO Iyo Labada Sawir WQ/ Abdisataar Sabri

0
Thursday March 26, 2020 - 01:09:43 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 564
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    BURCO Iyo Labada Sawir WQ/ Abdisataar Sabri

    BURCO Iyo Labada Sawir WQ/ Abdisataar Sabri

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xayeysiis Banaan
BURCO Iyo Labada Sawir WQ/ Abdisataar Sabri

Waa laba Mujaahid oo Jabhadii SNM ka wada tirsanaa weliba midkood wuxuu kamid noqday Gudoomiye yaashii ururkii hubaysnaa ee SNM
Ragga aan ka hadlayaa waa laba marxuun oo duco mooyiye aan Habaar ubaahnayn, waana
Abdiraxman Tuur iyo Waraabe Cadde,

Waa labada Nin ee keliya ee farasmagaalaha burco Sawiradooda lakala sudhay, Magaalada Burco markaad xagaaa kasoo gasho waxaad arkaysaa taalo afarteeda jiho Waddo ka marto islawadadaas jiho kasta oo aad kaxigto Hal sawir uun bayindha Haagu qabanayaan, waxaad odhanaysa waa kuma waxaa lagu odhanayaa waa mujaahid Cabdiraxmaan Tuur, oo waa reer ma waxaa lagu odhanayaa waa Nin Garxajis ah

Markale ayaad Xagaa Burco kasoo gelaysaa Waxaad arkaysaa taalo kale oo afarteeda jiho Waddo ka marto islawadadaas jiho kasta oo aad kaxigto Hal sawir uun bay indhahaagu qabanayaan, waxaad odhanaysa waa kuma waxa lagu odhanayaa waa mujaahid Waraabe Cadde oo waa reer ma waxaa lagu odhanayaa waa Nin Habarjeclo ah.

Markaas ayaad arkaysaa in labadan marxuun


Geeridoodii rag ka faa'iidaysteen oo ay astaan uga dhigeen Kala qaybsanaanta Burco, magacoodii iyo sawiradoodii,

Bulshada Burco waa dad badan qof walibase wuxuu ku abtirsadaa si guud Nasabadiisa sidii dhaqankeena suubani uu ahaa balse Qabiilada Kale ee Burco ka ah deegaanka rasmiga ah waa Qabiilooyin ka xishooday inay iyaguna iilka kala soo baxaan Marxuun kamida wixii rag Kaga dhintay Halgankii Hubaysnaa ee SNM la gashay Ragiimkii hoogay ee Jaalle Maxamed Siyaad Barre M/weynaha ka ahaa

Dhawaan shir baa ka dhacay Burco waxaa danahooda kaga shiray labada beelood ee labadan Marxuun ku abtirsadaan waxaana layidhi Burco Barri iyo Galbeed makala laha qabyaaladna hadda kadib laguma arki karo,
Haddana layslama soo qaadin Taalooyinkan,
Hadda Ragga ku shirayayna waa ragii dhidibada utaagay wixii halaag laysla soo maray ee xatta iska soo daba raray Sawiradan

Ugu danbayn Anigu waxaan janno fardaysa ugu ducaynayaa Labaas Marxuun ee kala qaybsanaanta Burco lagu sawiray oo ahaa ragxilligii ay noolaayeen taariikhdu xusidoonto,

QalinkiiAbdisataar Sabri

DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
FULL BARNAAMIJ: CALEEMA SAARKII CAAQIL MAXAMED CAAQIL CABDI ISMAIL OO KA DHACAY DEGAANKA LAASDOOMARE EE GALBEEDKA GOBALKA SANAAG
FULL BARNAAMIJ : SOO DHAWEYNTII XAFLADII BILAYD IYO HADAL JEEDINTII JAALIYADA IYO SIYAASI MAXAMUUD XAASHI MUNAASIBADII SOO DHAWEYNTA EE LONDON EE MUSHARAX KULMIYE M X C
FULL,Barnaamij Xiiso Badan Ciyaaro dhaqamed Heesa iyo Kooxda Habara
DAAWO FULL KHUDBAD: WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA SOOMALILAND OO ARIMO BADAN KA HADLAY
Full Barnaamij Dhagaxdhiga Iyo Bilowga Wadada Isku Xidha Gobolada Buuhoodle Iyo Saraar
WAREYSIYO