Thursday April 02nd, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Caabuqa Carona kadib aduunku ma ahaan doono sidii uu kahor ahaa.WQ/Hassan Osman Ismaacil

0
Thursday March 26, 2020 - 18:08:55 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 226
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Caabuqa Carona kadib aduunku ma ahaan doono sidii uu kahor ahaa.WQ/Hassan Osman Ismaacil

    Caabuqa Carona kadib aduunku ma ahaan doono sidii uu kahor ahaa.WQ/Hassan Osman Ismaacil

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xayeysiis Banaan
Caabuqa Carona kadib aduunku ma ahaan doono sidii uu kahor ahaa.WQ/Hassan Osman Ismaacil
Wax badan ayay taariikhdu inasiinaysaa oo warar ah oo kusaabsanaa dhibaatooyinka aduunka kazoo dhacay siday wax usu bedeleen . dhibaatooyin badan ayaa aduunka kasoo dhacay sida Dagaalada, Xanuunada, Abaaraha, Gaajada iwm. 

Markasta oo ay kuwaasi dhacaan nidaamka aduunku ku shaqaynayey wax waynbaa iska bedela Waxaynu tusaale usoo qaadan kanaa xanuunadii Daacuunka ahaa ee aduunka ka dhacay markay taariikhdu ahayd 542, 1346 iyo 1918. Dagaaladii aduunka ee koobaad iyo labaad iyo Dhaqaale burburkii
dhacay 1929 iyo weliba dumistii Gidaarka Barlin Dhibtan uu keenay Xanuunka COVID19 waxa huibaal ah in uu keenayo misbedel laxaad mleh oo maduunka ku dhaca dhinacyada Dhaqaalah, xidhiidhka iyo Siyaasadda Caalamiga ah, arimaha Amniga iyo arimaha dhaqanka iyo arimaha Diimaha.


Xanuunkani wuxu mar qudha fadhiisiyey dhaqdhaaq kasta oo jiray, kalabadh dadkii aduunka kunoolaa ayaa guryaha lagu xereeyey, diyaaradihii aduunka oo dhan ayaa lafadhiisiyey, siyaasaddii ,ciyaarihii, dagaaladii iyo dhamaan wada hadaladii ayaa lajoojiyey. Shanta qaaradood ee aduunka ayuu muddo yar
kuwada gaadhay.

Marna suurta gal maaha in wax waliba sidoodii kusoo noqdaan. Dad badan oo si hoose ula socdaa waxay filayaan in xanuunkani aduunka ka dhex soconayo inta sanadkan ka hadhay taasina hadday dhacdo dhibaatada ayay sii dheeraynaysaa.
Waxaynu sugnaa waa nidaam caalami ah oo cusub oo ay isla bedelaan arimaha Dhaqaalaha, Awoodaha wadamada, Isbahaysiyo cusub iyo sharciyo lajaan qaada waaga cusub ee beryey.

WQ/Hassan Osman Ismaacil
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
FULL BARNAAMIJ: CALEEMA SAARKII CAAQIL MAXAMED CAAQIL CABDI ISMAIL OO KA DHACAY DEGAANKA LAASDOOMARE EE GALBEEDKA GOBALKA SANAAG
FULL BARNAAMIJ : SOO DHAWEYNTII XAFLADII BILAYD IYO HADAL JEEDINTII JAALIYADA IYO SIYAASI MAXAMUUD XAASHI MUNAASIBADII SOO DHAWEYNTA EE LONDON EE MUSHARAX KULMIYE M X C
FULL,Barnaamij Xiiso Badan Ciyaaro dhaqamed Heesa iyo Kooxda Habara
DAAWO FULL KHUDBAD: WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA SOOMALILAND OO ARIMO BADAN KA HADLAY
Full Barnaamij Dhagaxdhiga Iyo Bilowga Wadada Isku Xidha Gobolada Buuhoodle Iyo Saraar
WAREYSIYO