Wednesday June 03rd, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market

Maanso Cajiiba oo Abwaan Maxamed Maxamoud Cumar (Abwaan Hage) uu Tiriyay Somaliland

0
Friday May 15, 2020 - 02:05:17 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 360
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maanso Cajiiba oo Abwaan Maxamed Maxamoud Cumar (Abwaan Hage) uu Tiriyay Somaliland

    Dharaarihii madoobaa Murugada xambaarnaa Marna uurka kama tiro Ma inkiro xasuusaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dharaarihii madoobaa Murugada xambaarnaa Marna uurka kama tiro Ma inkiro xasuusaha


Dharaarihii madoobaa
Murugada xambaarnaa
Marna uurka kama tiro
Ma inkiro xasuusaha
Maalmihii qadhaadhaa
Maxastiyo caruuraha
Maatidii la'laayee
Madfaciyo diyaarada
Maydkooga lagu wadhay
Ma ilaawo abidkay
Ma hadhooyinkii dhacay

Calankani masaalaxo
Mala mala kumuu iman
Milicdiyo kulaylaha
Muska ooda loo galay
Nafta maalka loo huray
Mar la jabay mar loo dhimay
Misna dhiiga loo shubay 
Dalku mudan in loo maray


May waa ma taabtaan
Midigteedu waa juun
Marna waa mataanteed
Muran bay ka dheer tahay
Boqran maalin daahiran

Maankaygu garashada
Muxubada ma caashaqo
Mar labaad walaalnimo
Maamul iyo wadaagana
Ma holado jacayl dhana
Sidan baan macsuum iyo
Maamuus ku leeyahay

By Abwaan Hage
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
FULL BARNAAMIJ: CALEEMA SAARKII CAAQIL MAXAMED CAAQIL CABDI ISMAIL OO KA DHACAY DEGAANKA LAASDOOMARE EE GALBEEDKA GOBALKA SANAAG
FULL BARNAAMIJ : SOO DHAWEYNTII XAFLADII BILAYD IYO HADAL JEEDINTII JAALIYADA IYO SIYAASI MAXAMUUD XAASHI MUNAASIBADII SOO DHAWEYNTA EE LONDON EE MUSHARAX KULMIYE M X C
FULL,Barnaamij Xiiso Badan Ciyaaro dhaqamed Heesa iyo Kooxda Habara
DAAWO FULL KHUDBAD: WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA SOOMALILAND OO ARIMO BADAN KA HADLAY
WAREYSIYO