Wednesday June 03rd, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market

XUKUUMADA MUUSE BIIXI OO DHAQAALE KA RAADINAYSA XANUUNKA COVID 19 IYO DOORKA XERGEEYE W:Q: Craxmaan Xidig

0
Tuesday May 19, 2020 - 15:46:42 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 584
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    XUKUUMADA MUUSE BIIXI OO DHAQAALE KA RAADINAYSA XANUUNKA COVID 19 IYO DOORKA XERGEEYE W:Q: Craxmaan Xidig

    XUKUUMADA MUUSE BIIXI OO DHAQAALE KA RAADINAYSA XANUUNKA COVID 19 IYO DOORKA XERGEEYE W:Q: Craxmaan Xidig

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

XUKUUMADA MUUSE BIIXI OO DHAQAALE KA RAADINAYSA XANUUNKA COVID 19 IYO DOORKA XERGEEYE W:Q: Craxmaan Xidig waxaynu maqaalkan kaga hadlaynaa sida xukuumada somaliland ay uga jawaabayso ka hortaga iyo la tacaalida cudurka Coronavirus oo xiligan maraya heer uu ku fidiyo guud ahaan degaanada Somaliland.

Sidii horeba caaadada iyo dhaqanka ugu ahayd maamulka Muuse biixi ee ku dhisan cunfiga iyo qabyaalada ayaa markii cudurkani soo galay Somaliland wuxuu durbadiiba bilaabay inuu samaysto cid uga masuula boobka lagacaha iyo deeqaha loogu talagalay in wax lagaga qabto ka hortaga xanuunka COVID 19 iyo daryeelka dadka muwaadiliinta ah ee xanuunkani asiibo.


Agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka Somaliland Xergeeye oo ay isku hayb yihiin Muuse Biixi ah kuna hadla afka gudiga la dagaalanka cudurka coronavirus ee Somaliland ayaa ah dhaqtarka khaaska ah ee qoyska madaxweyne Muuse Biiixi, waxaana ay labadooduba shuraako ku yihiin musuqmaasuqa iyo sidii loo weelaysan lahaa dhaqaalaha loogu tala galay waxka qabashada xanuunka halista ah ee Coronavirus.
mudooyinkii ugu danbeeyey waxa si xawli isu soo tarayey fiditaanka xanuunka Coronavirus, waxaana sii kordhayey dadka u dhimanaya xanuunka oo runtii ka badan tirada uu xergeeye warbaahinta ka sheego, waxaana shacabku ku dhimanayaan dhamaanba degaanada Somaliland laakiinse waxa tuugta Muuse uu magacawday warbaahinta ka sheegaan tiro yar oo weliba agtooda dayac iyo daryeel xumo ugu ag dhimatay, dalka Somaliland intiisa kale wax war ah looma hayo.

W:Q: Craxmaan Xidig
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
FULL BARNAAMIJ: CALEEMA SAARKII CAAQIL MAXAMED CAAQIL CABDI ISMAIL OO KA DHACAY DEGAANKA LAASDOOMARE EE GALBEEDKA GOBALKA SANAAG
FULL BARNAAMIJ : SOO DHAWEYNTII XAFLADII BILAYD IYO HADAL JEEDINTII JAALIYADA IYO SIYAASI MAXAMUUD XAASHI MUNAASIBADII SOO DHAWEYNTA EE LONDON EE MUSHARAX KULMIYE M X C
FULL,Barnaamij Xiiso Badan Ciyaaro dhaqamed Heesa iyo Kooxda Habara
DAAWO FULL KHUDBAD: WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA SOOMALILAND OO ARIMO BADAN KA HADLAY
WAREYSIYO