Wednesday June 03rd, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market

"Xukuumaddu Xogogaal Ha U Ahaato Xaalada Adag Iyo Duruufaha Dhaqaale Ee Dalka Ka Jira" Siyaasi Baashe Cali Jamac.

0
Thursday May 21, 2020 - 10:45:56 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 545
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Xukuumaddu Xogogaal Ha U Ahaato Xaalada Adag Iyo Duruufaha Dhaqaale Ee Dalka Ka Jira" Siyaasi Baashe Cali Jamac.

    "Xukuumaddu Xogogaal Ha U Ahaato Xaalada Adag Iyo Duruufaha Dhaqaale Ee Dalka Ka Jira" Siyaasi Baashe Cali Jamac.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Xukuumaddu Xogogaal Ha U Ahaato Xaalada Adag Iyo Duruufaha Dhaqaale Ee Dalka Ka Jira" Siyaasi Baashe Cali Jamac.
Siyaasi Baashe Cali Jaamac, oo Xukuumaddii hore ee Axmed Siillaanyo ka soo qabtay xil wasiirnimo, gaar ahaan soo qabtay xilka Wasiirnimo ee Wasaaradda Biyaha, haddana ka mid ah Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa Xukuumadda ugu baaqay inay xogogaal u ahaato xaalada dhabta ah ee dalka kia jirta, waxaanu kula taliyey inay sii laba jibaarto wacyigelinta ka dhanka ah xanuunka Koronaha.

Siyaasi Baashe Cali Jaamac, oo u waramayWargeyska Geeska Afrikaayaa ugu horeyn hadalkiisa ku bilaabay "Xaalada nololeed iyo iyo duruufaha dhaqaale oo adag baa dalka ka jirta, dadkeenuna danyar bay u badan yihiin, ee Xukuumaddu xogogaal ha u ahaato xaalada adag iyo duruufaha dhaqaale ee dalka ka jira, oo dadka danyarta ah ee masaakiinta ah ee aan waxba haysan, wax ha u qabato, oo sida dadku u kala jilicsan yihiin wax ha ugu qabato”.

Mar uu ka hadlaayey xanuunka Koronaha ayaa uu yidhi "Wacyigelin joogto ah oo la sii laba jibaaro ayaa Xukuumadda looga baahan yahay, in dadka aad loo wacyigeliyo oo aad loogu wacyigeliyo Koronaha iyo halista uu leeyahay iyo qaabka ay iskaga ilaalin karaan ayaa looga baahan yahay inay Xukuumaddu ku talaabsato”


Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
FULL BARNAAMIJ: CALEEMA SAARKII CAAQIL MAXAMED CAAQIL CABDI ISMAIL OO KA DHACAY DEGAANKA LAASDOOMARE EE GALBEEDKA GOBALKA SANAAG
FULL BARNAAMIJ : SOO DHAWEYNTII XAFLADII BILAYD IYO HADAL JEEDINTII JAALIYADA IYO SIYAASI MAXAMUUD XAASHI MUNAASIBADII SOO DHAWEYNTA EE LONDON EE MUSHARAX KULMIYE M X C
FULL,Barnaamij Xiiso Badan Ciyaaro dhaqamed Heesa iyo Kooxda Habara
DAAWO FULL KHUDBAD: WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA SOOMALILAND OO ARIMO BADAN KA HADLAY
WAREYSIYO