Thursday July 09th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market

SIYAASIYOW RUN SHEEG

0
Wednesday June 24, 2020 - 19:53:06 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 155
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SIYAASIYOW RUN SHEEG

    SIYAASIYOW RUN SHEEG

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

SIYAASIYOW RUN SHEEG waxaa somalida badankeed ka dhexguuxay maxay somalidu udagi waday ama ay dawlad u noqon weyday hadaba hayday suaashu sidaa tahay waxaynu dib ugu noqon doonaa xaaladaha ay somalidu soo martay ilaa 1960 iyo 2020 oo u baahan in dadku ogaadaan ama wax ka bartaan taariikhda somalida markii labada gobol ee wagooyiga iyo koonfuri midoobeen diidamadii u horeysay waxay ka timi wadamada jaarka iyo markeykanka hadii aynu soo qaado (haylesalaase iyo john of keynata) waxay bilaabeenin wixii la odhan jiray OAU ama african unionka markii danbe loo bixiyaay in ay islamarkiiba geeyaan in isticmaarkii gumaysiga xuduudahiisa sidiisi loo daayo iyagoo uga GOL lahaa in aanay somalidu ku qabsan ku dhulka uu gumaystuhu siiyey ey somalidu dagto waxaa soo raaca mareykanka oo ina markii uu (AHU) CABDIRASHIID CALI SHARMAAKE uu yimi washington dc oo uu ka dalbaday in ciidanka somalida la toobabro lana qalabeeyo waa kii diiday ee yidhi police baad u baahantahiinku darsoo somalidu nidaamka dawliga ay qaadtay wuxuu ahaa MULTI PARTY SYSTEM xanaaqii abdirashiid ali sharmake waa kii ruushka ka dagey ee heshiiska la galay somaliana sidaa lagu qalabeeyey ciidankeedii wixii intaa ka dabeeyey wixii dhacay waa laga wada dhargsan yahay hadaba markii xukunkii siyaad bare meesha laga saarey waxaa bilaabay in labadii gobol ee isku tagay mid yidhaa waan ka noqday unionkii 1960 midna yidhaa ma ka bixi kartaan hadaba maxaa dhacaysomaliland ismay hawlin sheegashada nimaka somalida koonfureed eh dalkoodii bay dhisteen qoldani koonfurtuna iyo dalkood bur bursanyahay bay wali sheeganayeen somaliland hadaba somalidu ma ogtahay sheegashada ay sheeganayaan somaliland baa dhibta ugu weyni ka hestaa waayo somaliland waxay ku doodaysaa in xuduudahii gumaystaha sidii loo dhaafo somaliland sidaa qaran madaxbanaan ku tahay koonfurtuna maxay la soo taaganayahay midnimadu waa muqadas hadaba labada qeybood midba taageero qarsoon mid aan qarsoonayn buu haystaa hadanu tusaale u soo qaadano AHN c/aahi yousuf ahmed waxaa la sheegaa in uu kursigii madaxweyne ku wayay ka dhaga adeygii uu diiday in madaxweynahii hore ee somaliland mudane daahir riyaale kaahin ay ethiopia wada hadashiiso isna waa c/alaahi you yousuf ahmed uu VOA ka qiray in ay ethiopia isku diideen sida uu hadalka u dhigay aan idin maamulo sidaana uu uga tagay madaxnimadii somalia yaa kaluu saameeyey madaxda somalida sheegashada ay sheeganayaan somaliland MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAHAMUUD oo isna inta shirkii (G8)ee somalida dhaqalaha loogu ururinaayay inta lagu casuumay la waydiiyay wadahadaladii somaliland iyo somalia xaga ay maryaan iyo waxaa uga qabsoomay yidhi somaliland way ka noqotay GOONI U SAAGII deedna shirkii lagu casuumay beenta u sheegey awgeed looga soo eryay waad xasuusan baan filayaa in madaxweynahii hore somaliland mudane ahmed mahamed mahamuud siilaayo markuu ka soo noqday safarkii uu ku tagay ADDIS ABABA UU AIRPORTKA hargeysa kalahaa waar aduunda beenta ka daaya hadaba haduu xaalku sidaa yahay somaliayada koonfureed ma ogtahay in ka dhaqaaqi laayahiin sheegashada ay sheeganayso somaliland ta labaad yaa u sheegaya??????
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
FULL BARNAAMIJ: CALEEMA SAARKII CAAQIL MAXAMED CAAQIL CABDI ISMAIL OO KA DHACAY DEGAANKA LAASDOOMARE EE GALBEEDKA GOBALKA SANAAG
FULL BARNAAMIJ : SOO DHAWEYNTII XAFLADII BILAYD IYO HADAL JEEDINTII JAALIYADA IYO SIYAASI MAXAMUUD XAASHI MUNAASIBADII SOO DHAWEYNTA EE LONDON EE MUSHARAX KULMIYE M X C
WAREYSIYO