Thursday July 09th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market

Jabkii Jamaal Cabdinaasir iyo Gaadhigiisii Dusha furnaa!

0
Thursday June 25, 2020 - 08:30:20 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 260
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jabkii Jamaal Cabdinaasir iyo Gaadhigiisii Dusha furnaa!

    Jabkii Jamaal Cabdinaasir iyo Gaadhigiisii Dusha furnaa!

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jabkii Jamaal Cabdinaasir iyo Gaadhigiisii Dusha furnaa!

Hogaamiyihii labaad eeDalka Masar Soo maray ee xilka Madaxweyne hayey sanadihii 1954 illaa 1970…. Waxa uu dhashay sanadkii 1918. Jamaal waxa uu can ku ahaa in uu samayn jirey ficilo lidi ku ah xaqiiqda wakhtigaa ka jirtay dagaalkii Israil iyo Wadamada carabta oo ay masarna ka mid ahayd 1967….waxaa lagu yaqanay Jamaal Cabdinasir iyada oo ciidamada masar jab wayn loogu gaystay oo dhimasho iyo dhaawac iyo kaba kayaac ay ka dhacday furimihii dagaal ee wakhtigaa ayaa inta uu SOO FUULO GAADHI DUSHA BANAAN labada gacmoodna u haadinaaya Shacab aad u tiro badan una muujinaaya in ay guulo ka gaadheen Degaaladii u dhaxeeyey Masar iyo Israil. Halkaas oo ay shacabku aad ugu riyaaqeen guulaha la gaadhay dadbadanina ugu soo baxeen Madaxweynahooga guusha sheegaya….

Haddaba,Gaadhigii dusha furnaa ee Madaxweyne Biixi , warkii Loo sheegay Shacabka Somaliland gaar ahaan Wasiirka Xanaanada Xoolaha ee u dhignaa in ay diideen Qodobka ISDHEXGALKA LABADA DAL …. IYO Warmurtiyeedkii kasoo baxay Jabuuti 22 June 2020 ee uu ku cadaa in4ta qodob ee lagu heshiiyey uu ku jiro ISDHEXGALKA… macnaheeduna yahay in Siyaasiyiinta Somalia ay halkan(Somaliland ) iman karaan oo ay uga ololayn karaan Somali weyn……naadiyada ciyaaraha oo huwan astaantii somaliweyn iyo bulshada dhaqankuba inay dalka Somaliland xor u yihiin in ay wakhtiga ay doonaan iman karaan halkaas oo arinta looga jeedaana ay tahay MIDNIMO—IYO IN SHACABKA LA JAHAWAREERIYO.

Wabillahi tawfiq

Cabdirasaaq Askar

Hargeysa,Somaliland


Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
FULL BARNAAMIJ: CALEEMA SAARKII CAAQIL MAXAMED CAAQIL CABDI ISMAIL OO KA DHACAY DEGAANKA LAASDOOMARE EE GALBEEDKA GOBALKA SANAAG
FULL BARNAAMIJ : SOO DHAWEYNTII XAFLADII BILAYD IYO HADAL JEEDINTII JAALIYADA IYO SIYAASI MAXAMUUD XAASHI MUNAASIBADII SOO DHAWEYNTA EE LONDON EE MUSHARAX KULMIYE M X C
WAREYSIYO