Thursday July 09th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market

xaaraam is isdhex-gal iyo Xamar

0
Friday June 26, 2020 - 13:37:39 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 176
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    xaaraam is isdhex-gal iyo Xamar

    xaaraam is isdhex-gal iyo Xamar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

xaaraam is isdhex-gal iyo Xamar


.guryo samo adoo yaal,geeliina kuu dhalay,ma abaar u guurbaa?

Waar hashu maankaygii gaddeye ma maansaar bay liqday?

 

Is dhex-gal, isdaba-gal, is ka hor-imaad. Ilaahay kama yeelee arrinkaa aad baa looga wareeray.

Wediiqada yari waddada weynbay weligeed raacdaa, waabwaabin taasaad ku baran shuqulka waanweyne.

 

Qaalinkii cadho leh geela waad kala cabsootaa

Waxaan caano iyo nabad ahaynba waa la kala qaadaa.

Waxa layidhi findhicilku ma xaaraanbaa, waxa lagaga jawaabay isaga daayoo soo qaadkiissaaba xaaraan ah.

Is dhexgalka aad maqlaysaa waa is raacii oo laguu maldahay

odhaahyadan adigu macneyso.

Diidnay baanu xigsannay

Dhaqan-celin baynu samaynay, ma dib baynu u dhaqan-guurraa

dooni mayno is dhex kal kooda.

Jabutina dhexdhaxaad maaha, waxbay hororsanaysaa.

guddu hadday soo qaataa qodobkaa hala casilo, halaga noqdo wada hadalada.

Mohamed Indhac-cawl


Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
FULL BARNAAMIJ: CALEEMA SAARKII CAAQIL MAXAMED CAAQIL CABDI ISMAIL OO KA DHACAY DEGAANKA LAASDOOMARE EE GALBEEDKA GOBALKA SANAAG
FULL BARNAAMIJ : SOO DHAWEYNTII XAFLADII BILAYD IYO HADAL JEEDINTII JAALIYADA IYO SIYAASI MAXAMUUD XAASHI MUNAASIBADII SOO DHAWEYNTA EE LONDON EE MUSHARAX KULMIYE M X C
WAREYSIYO