Thursday July 09th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market

Hambalyo qaaliga ah ee reer Somaliland,

0
Friday June 26, 2020 - 22:54:21 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 142
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambalyo qaaliga ah ee reer Somaliland,

    Hambalyo qaaliga ah ee reer Somaliland,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hambalyo qaaliga ah ee reer Somaliland,
REPUBLIC OF SOMALILAND JAMHUURIYADDASOMALILAND MINISTRY OF FOREIGN AFFAIRS WASAARADA ARRIHAMA DIBEDA
     INTERNATIONAL COOPERATION &ISKAASHIGA CAALAMIGA AH

Representative Office of Somaliland to the EU, Belgium and Netherlands Ministry of Foreign Affairs & International Cooperation
Tel: 0032 (0)489 70 46 08 – E-mail: [email protected]

http://www.slforeign.com


Hambalyo qaaliga ah ee reer Somaliland,

Anigoo ku hadlaya magaca Madaxweynaha sharafta leh ee Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, iyo kan Xafiiska EU ee Somaliland ee
Brussels, waxaan jecelahay inaan idinku hambalyeeyo dhammaantiin malinta xornimadeenna qaranka oo ah manta 26-JUIN 2020 oo ay ka soo wareegtay mudo
60 sano ah, markii dalkeenu ka xoorobay guumaysigii Boqortooyadda Ingriska(UK). Munaasiba 26 JUIN 2020, waxaan hambalyaynaya dhamaan ummadda Somaliland
meelkasta ay joogto, gar ahan shaccabka Somaliland eek u dhaqan dalaalka Belgium iyo Netherland.

Sidoo klee waxaan inoo rajaynayaa in aan ku gaadno malinta malinteeda caafimad, barwaqoo iyo horuumar dhanwalba lee oo u gadho dalkeenu, Jamhuurida
Somaliland.

Safiirka Somaliland ee Midowga Yurub, Belgium iyo Netherlands
Salan Xasan Cabdilleh


Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
FULL BARNAAMIJ: CALEEMA SAARKII CAAQIL MAXAMED CAAQIL CABDI ISMAIL OO KA DHACAY DEGAANKA LAASDOOMARE EE GALBEEDKA GOBALKA SANAAG
FULL BARNAAMIJ : SOO DHAWEYNTII XAFLADII BILAYD IYO HADAL JEEDINTII JAALIYADA IYO SIYAASI MAXAMUUD XAASHI MUNAASIBADII SOO DHAWEYNTA EE LONDON EE MUSHARAX KULMIYE M X C
WAREYSIYO