Tuesday July 14th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Danayso mooyee, dan guudi dhimatay.

0
Saturday June 27, 2020 - 17:53:52 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 189
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Danayso mooyee, dan guudi dhimatay.

    Danayso mooyee, dan guudi dhimatay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Danayso mooyee, dan guudi dhimatay. Gobannimadi kadib, xukuumadahii talada dalka mayalka u soo qabtay ee maamulka u kala danbeeyay ee magaca RAYIDKA la siin jiray. Waxa ay ahaayeen xukuumado aan la tallaabsan karin oo aan daboolin karin, kana jawaabi karin dalabyadii iyo baahidii dadka. Musuqmaasuq, eex, xatooyo, iyo qaraabakiil ayaa ragaadiyay oo curyaamin ku keenay hawlahii xafiisyadii cusbaa ee dawladda. Candhuuf qallalan iyo doobi quus ah ayaa badiba dadku dib uga sii liqayeen hankii iyo yidaddiiladi gaadhitaanka gobonnimada lagu beegsanayay. Taaso keentay ugu danbayn in xukunkii ay la wareegaan ciidankii qallabka siday, taaso yaraysay baahidii dadweynahu ay qabeen.


Dawlad kasta oo RAYIDA oo inoo dhalataa tan iyo gobbonimadii kadib waa LIXDAN sanno kadib'e waxa banjariya oo lugaha u rogga musuqmaasuq baahsan iyo cid jeclaysi. Inta ka dheefdaa waa faro kutiris xaaraan-quutayaal ah. Dadkuna kama quustan ka mana qadh-gooyaan haddimada tuugta maalinba midi lasoo hor isdaagaayo anniga i cumaamada. Danayso mooye dan guudi dhimatay.

" Siyaasi, Wan qashaadi maadaa
Cunay waaxyaheedi
Weger iyo ka waaweyn ".

Waa in aynu isweydiino 60 sanno kadib isbadal nooce ah ayaynu u baahanahay ? Nidaamka dawladnimo ee aynu rabnaana muxuu yahay .... .?.

Tafaraaruq mooye
Hadday dhimato tawfiiqdu
Tamar xooggu maahe
Ileen garashadaa taabta.

" Dhoodaan ".


Qore : nimcaan ahmed bihi
Email:[email protected]
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
FULL BARNAAMIJ: CALEEMA SAARKII CAAQIL MAXAMED CAAQIL CABDI ISMAIL OO KA DHACAY DEGAANKA LAASDOOMARE EE GALBEEDKA GOBALKA SANAAG
WAREYSIYO