Thursday July 09th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market

Halkan Ka Daawo:QURBA JOOGTA REER SOMALILAND EE DALALKA CANADA IYO AUSTRALIA OO SIWAYN UXUSAY SANAD GUURADII 60AAD EE XORNIMADA SOMALILAND.

0
Sunday June 28, 2020 - 19:34:42 in Wararka by Mo BK
  • Visits: 449
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Halkan Ka Daawo:QURBA JOOGTA REER SOMALILAND EE DALALKA CANADA IYO AUSTRALIA OO SIWAYN UXUSAY SANAD GUURADII 60AAD EE XORNIMADA SOMALILAND.

    Halkan Ka Daawo:QURBA JOOGTA REER SOMALILAND EE DALALKA CANADA IYO AUSTRALIA OO SIWAYN UXUSAY SANAD GUURADII 60AAD EE XORNIMADA SOMALILAND.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Halkan Ka Daawo:QURBA JOOGTA REER SOMALILAND EE DALALKA CANADA IYO AUSTRALIA OO SIWAYN UXUSAY SANAD GUURADII 60AAD EE XORNIMADA SOMALILAND.

Qurba joog reer Somaliland ee ku kala dhaqan dalalka Canada iyo strealiya ayaa siwayn uxusay sanad guuradii 60aad ee kasoo wareegtay maalintii Somaliland Xornimada ka qaadatay Boqortooyada Ingiriiska.

Sidoo kale aqoonyahan,haweenka madax dhaqameedka reer Somaliland ee kudhaqan dalka Canada ayaa si qotodheer uga waramay xornimada Somaliland iyo sidii ay uga qaadatay gumaystihii dalka ingiriiska iyo dhacdooyinkii ku lamaanaa.

Dhanka kale haldoorka reer Somaliland ee ku dhaqan Canada iyo streilaya iyo gudaha Somaliland ayaa munaasibad xuska sanad guurada kaga hadlay arimo la xidhidha sidii Somaliland ula midowday koonfurta somaliya isagoo sheegay in Somaliland ahayd halkii ugu horaysay ee calan qaadata dhulka somalida.

Aqoonyahanka iyo haldoorka reer Somaliland ee ka qaybgalay munaasibada xuska sanadguurada 60aad eek u dhaqan dalka Canada ayaa farta ku fiiqay muhiimada ay Somaliland ulahayd wadahadaladii dalka jabuuti ku dhexmaray Somaliland iyo khudbadii taariikhiga ahayd ee uu ka jeediyay madaxwaynaha Somaliland ,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA BARNAAMIJKA XUSKA SANAD GUURADII 60AAD EE 26JUN 1960;




Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
FULL BARNAAMIJ: CALEEMA SAARKII CAAQIL MAXAMED CAAQIL CABDI ISMAIL OO KA DHACAY DEGAANKA LAASDOOMARE EE GALBEEDKA GOBALKA SANAAG
FULL BARNAAMIJ : SOO DHAWEYNTII XAFLADII BILAYD IYO HADAL JEEDINTII JAALIYADA IYO SIYAASI MAXAMUUD XAASHI MUNAASIBADII SOO DHAWEYNTA EE LONDON EE MUSHARAX KULMIYE M X C
WAREYSIYO