Thursday July 09th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market

Madaxwayne Biixi Oo Xukuumadiisa Isku Shaadayn Ku Samaynaya Iyo Masuuliyiin Badan Oo Xukuumadiisa Ah Oo Wadnaha Farta Ku Haya.

0
Sunday June 28, 2020 - 23:24:26 in Wararka by Hargeisa Head OFFICE
  • Visits: 2072
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 2
  • Share via Social Media

    Madaxwayne Biixi Oo Xukuumadiisa Isku Shaadayn Ku Samaynaya Iyo Masuuliyiin Badan Oo Xukuumadiisa Ah Oo Wadnaha Farta Ku Haya.

    Shacabka somaliland oo aad u hadal haya isku shaandhayn la filaayo in madaxwayne Biixi xukuumadiisa ku sameeyo maalmaha soo socda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shacabka somaliland oo aad u hadal haya isku shaandhayn la filaayo in madaxwayne Biixi xukuumadiisa ku sameeyo maalmaha soo socda.

Ila wareedyo masuuliyiin lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in madaxwayne Biixi Todaabadyadii u danbeeyay ku mashquul sana diyaarinta iyo xulashada masuuliyiinta cusub ee uu magacaabayo.

inta badan shacabka somaliland ayaa aad u hadal haya masuuliyiinta xilalka uu ka qaadi doono madaxwayne biixi oo iskugu jira Wasiiro, Wasiiro Ku Xigeeno, Taliyaal Ciidan, Gudomiyahasha Hay'addaha Madaxa Banaan, Agaasimayasha Guud, Badhasaabada Gobalada Dalka, Danjirayaasha Somaliland U Qaabilsan dalalka shisheeye iyo masuuliyiin xilal ka haya xukuumada Madaxwayne Biixi.

Masuuliyiinta badelkooda shacabka somaliland aadka u hadal hayaan waxa kamid ah.

1:Wasiirka wasaarada Caafimadka JSL Cumar Cabdilaahi Bade.

2:Wasiirka Waxbarshada Axmed Toorno.

3:Wasiirka Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani.

4:Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Guryaynta JSL Cabdirashiid Ducaale Qambi.

5:Badhasaabka Gobalka Awdal Cabdiraxmaan Axmed Cali.

6:Badhasaabka Gobalka Sanaag Maxamed Axmed Caalin Tiinbaro.

7:Gudomiyaha Hay'ada Shaqaalaha Dawlada Farxaan Aadan Haybe.

8:Taliyaha Ciidanka Qaranka JSL Nuux Ismaacil Tani.

Shacabka ayaa masuuliyiintan kor ku xusan aad u hadal iyo kuwa kaloo badanba iyo badalkooana la filaayo inuu keeno masuuliyiin ku cusub saaxada siyaasada somaliland iyo qaar xilal hore soo qabtayba.

Dareenka Shacabka.


                                              BurcoOnlineNews Head  Office.
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
FULL BARNAAMIJ: CALEEMA SAARKII CAAQIL MAXAMED CAAQIL CABDI ISMAIL OO KA DHACAY DEGAANKA LAASDOOMARE EE GALBEEDKA GOBALKA SANAAG
FULL BARNAAMIJ : SOO DHAWEYNTII XAFLADII BILAYD IYO HADAL JEEDINTII JAALIYADA IYO SIYAASI MAXAMUUD XAASHI MUNAASIBADII SOO DHAWEYNTA EE LONDON EE MUSHARAX KULMIYE M X C
WAREYSIYO