Thursday July 09th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market

Madaxweyne Muuse Biixi Wuxuu Ka Ogolaaday Koonfurta Soomaaliya In Gaani iyo Moorgan caruurtoodu Hargeysa U yimaadaan Kubad

0
Monday June 29, 2020 - 18:28:49 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 185
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Muuse Biixi Wuxuu Ka Ogolaaday Koonfurta Soomaaliya In Gaani iyo Moorgan caruurtoodu Hargeysa U yimaadaan Kubad

    Madaxweyne Muuse Biixi Wuxuu Ka Ogolaaday Koonfurta Soomaaliya In Gaani iyo Moorgan caruurtoodu Hargeysa U yimaadaan Kubad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Muuse Biixi Wuxuu Ka Ogolaaday Koonfurta Soomaaliya In Gaani iyo Moorgan caruurtoodu Hargeysa U yimaadaan Kubad
Runtii Maalmihii Shirku Socdey, Shacabka Reer Somaliland Waxey ku Diirsadeen Khudbada uu ka Jeediyay Madasha, Ee ku wajahneyd in uu kaga waramo Xaqiiqda Somaliland taala, halka Reer Koonfurka Shirka fadhiyay oo Madaxweyne Farmaajo iyo Raysal-wasaarihiisu horkacayeen, u Qaadan Waayeen Beentii ay Sheegeen, oo fashilantey oo haddana Noqotey Waxaan Suurtagal aheyn, oo Xaqiiqda ka Fog taas, oo dhabana hays fajac iyo amakaag ku Noqotey Madaxdii Dawladaha midawga Yurub, Mareykankii Beentii loo Sheegay usii Sheegay Dawladoodii iyo Madaxdii dalalka Afrika ee ay Heshiisyada Cusub iyo Siraha Wada gaadheen.



Waxeynu ognahay in Xisbiga Kulmiye Marka loo eego Calaamadiisa labada gacmood, Waxey Dad badani moodayeen in ay Tahey Xisbigii umadda Somaliland midaynayey, laakiin Waa Xsibigii Furfurayay Somaliland Sababtoo ah, Madaxweynihii aasaasay Kulmiye Siilaanyo, Wuxuu inaku Sameeyay Ficilo Furfuraya Somaliland Waayo, Wuxuu furey Marka hore Qoddob Dastuuri ah oo uu Soomaaliya kula galey Heshiisyo madhalays ah oo Somaliland dhibaato u keenay sida Madaaradii iyo Waxyaabo badan oo inaga Wareegay oo uu Xasan Sheekh lacag ku dhaqaale ku Weydaarsadey, haddana uu Lacag u Dhiibay Gudiyo Xamar tagey oo aan Waajiba aheyn, Sidaas oo kale Muuse Biixi Madaxweynaha Somaliland Wuxuu Khudbadiisii u horeysay noogu Sheegay in Wadanka Elatariya Sodon Sano oo ay Dagaalamyeen iyo Sodon Sano oo ay Cunaqabatayn kujireen haddana Mawqifkoodii ka kici Waayeen aduunyadiina halkaa ugu tagtey.


Muuse Madaxweynaha Somaliland ee Maantu Wuxuu Duhur Cad taggey Adissababa isagoo Shacabka Somaliland u Sheegay, In uu ka Qeyb Galeyo Shirkii Ururka Afrika laakiin Wuxuu gaar ula Kulmay Madaxweyne Farmaajo iyo Raysalwasaaraha Itoobiya Aby Ahmed Wixii ay kawada hadleen Madaxweynihii inooma Sheegin Laakiin Maalmo kadib, Waxaynu maqalnay Madaxweyne Farmaajo ayaa Hargeysa imanaya Waa laga Jawaabay, oo Dareenkii Bulshada ayaa Siweyn uga Biyo Diiday, Waxaana uu Wali Socdaa Madaxweyne Muuse Biixi Wadadii Madaxweynihii ka Horeeyay Axmed Siilaanyo oo kale ah oo Raacaya Qaaciidadii Kaba Gacmood ee isa Salaamaya, oo u eeg in Koonfur lala Midoobayo.

Haddaba Isku soo Wada geeyoo, Sidee Maanta Muuse Biixi Looga aqbalayaa Caruurtii Gaani iyo Moorgan ayaan u Iglolaaday In ay Haffetsa Kubad ku Ciyaaraan, Miyuu ina Marsiin karraa maya maya maya ma yeelayno laakiin isagaa ku Ceeboobay.


Najiib Ismaaciil Maxamed
Somaliland Gabiley
Tell:0634466339
 

Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
FULL BARNAAMIJ: CALEEMA SAARKII CAAQIL MAXAMED CAAQIL CABDI ISMAIL OO KA DHACAY DEGAANKA LAASDOOMARE EE GALBEEDKA GOBALKA SANAAG
FULL BARNAAMIJ : SOO DHAWEYNTII XAFLADII BILAYD IYO HADAL JEEDINTII JAALIYADA IYO SIYAASI MAXAMUUD XAASHI MUNAASIBADII SOO DHAWEYNTA EE LONDON EE MUSHARAX KULMIYE M X C
WAREYSIYO