Wednesday August 12th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

SOMALIDU MAXAY UGU DUCAYSAA QOF DEMBIILE KA AH XAGGA EEBBE (SWT…

0
Monday July 06, 2020 - 08:12:51 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 199
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SOMALIDU MAXAY UGU DUCAYSAA QOF DEMBIILE KA AH XAGGA EEBBE (SWT…

    SOMALIDU MAXAY UGU DUCAYSAA QOF DEMBIILE KA AH XAGGA EEBBE (SWT…

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

SOMALIDU MAXAY UGU DUCAYSAA QOF DEMBIILE KA AH XAGGA EEBBE (SWT… Suuradda An-Nisaa, Aayadda: 93, waxaa Eebbe (SWT) u ballanqaaday inuu Naarta Jahannama uu ku waarayo qofka kas ama ulakac nafta uga jara qof Muslim ah, oo weliba Eebbe (SWT) intuu u cadhoodo oo naclado u diyaariyo Cadaab Weyn. Waa run oo Eebbe (SWT) waa Naxariiste Towbada aqbala laakiin dadku ma oga adduunyada in qofkaas dembiilaha ah loo dembi-dhaafay iyo in kale.

قال الله تعالى: (ومن يقتل مؤمنا متعمدا فجزاؤه جهنم خالدا فيها وغضب الله عليه ولعنه

وأعد له عذابا عظيما)

Somalida waxaa la dhahaa inay 100% Muslim tahay, haddana marka ay ka hadlayaan qof madax noqday oo nafta ka jaray dad badan oo Muslimiin ah waxay ku bilaabaan hadalka: "Hebel, Ilaahay ha u naxariistee.”

Waxaan rabaa inaan Culimada Somaliyeed weydiiyo seddexda su’aalood ee soo socda:

Su’aasha kowaad:

Ma saxbaa in loo duceeyo qof Allah (SWT) ugu ballanqaaday inuu Jahannaama ku waarayo dil kas ah oo uu u geystay qof Muslim ah ama dad Muslimiin ah awageed?

Su’aasha Labaad:

Haddii dilaaga noocaas ah ee Allah (SWT) u ballanqaaday inuu ku waarayo Naarta Jahannama loo duceeyo iyaga oo ay maqlayaan dhallinyarada iyo carruurtu miyaanay ku dhiirigelinayn inay iyaguna galaan dembiyo xun marka ay madax noqdaan mustaqbalka maadaama loo ducaynayo oo ay rumaystaan in loo dembi-dhaafay?

Su’aasha Seddexaad?

Qofka u duceeya dembiile dilaa ah oo uu ogyahay in Ilaahay (SWT) dilaagaas ugu ballanqaaday inuu ku waarayo Naarta Jahannama, qofkaas ducaynaya miyaan dembi ka soo gaadhayn maadaama aanu ogayn in dilaagaas Ilaahay (SWT) towbada u aqbalay iyo inkale?

Aqoonyahan: Ibrahim Hassan Gagale.
July 2, 2020


Sent from my iPad
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
WAREYSIYO