Wednesday August 12th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

SOOMAALIYA OO JAWAAB DADBAN KA BIXISAY HESHIISKA SOOMAALILAND IYO TAIWAN

0
Monday July 06, 2020 - 08:14:05 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 373
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SOOMAALIYA OO JAWAAB DADBAN KA BIXISAY HESHIISKA SOOMAALILAND IYO TAIWAN

    SOOMAALIYA OO JAWAAB DADBAN KA BIXISAY HESHIISKA SOOMAALILAND IYO TAIWAN

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

SOOMAALIYA OO JAWAAB DADBAN KA BIXISAY HESHIISKA SOOMAALILAND IYO TAIWAN Dawladuhu waxay uga jawaabaan siyaasadaha ay ku kacaan kolba cidda ay siyaasad isku hayaan siyaabo kala duwan oo toos ah iyo si dadbanba leh. Hadaba heshiiskii soomaaliya iyo taiwan dhex maray ayay soomaaliya uga jawaabey si dadban iyadoo taiwana tusaysa in aanay soomaaliland ahayn meel madax banaan oo wax usoo kordhin karta taiwan Isla markaana ah meel ay iyadu xukunto oo ay siday doonto ka yeeli karto kunasoo Lugo,in shiinahana tusaysa in ay soomaaliland u bahdishey kadib markii ay dayaarad uraran Kuna socotey hargeysa soomaaliland hawada ka celisey taasoo meesha ka saaraysa rajadii wadamada dhexdhexasdiyayaasha siyaasada ka lihi ka wadeen soomaaliya iyo soomaaliland soomaalilandse markii horeba u arkayey inaanay soomaaliya doonayn heshiis iyo midnimo danbe midna laakiin ay wakhtiga ka luminaysey wadamadaas oo ah kuwa ay diidan tahay inay siyaasadeeda gacanta ku dhigaan.


Hadaba talabaad ee xigtaa waxa weeye soomaaliya oo diyaaradaha qaadayaa madaxda soomaaliland hawada ka celisa ama kuwo sida madax tidhaahda kusoo degi maysaan Mar haddii ay shacab iyo xamuulba hawada hore uga celisey. Hadaba shacabka soomaaliland ayaa dawladooda uga fadhiya shan qodob inay mid ka keento soomaaliya kuwaas oo Kala ah
(1) inay usoo jarto hawadooda si aanay bahdilaad markale ugu dhicin
(2) in loosoo wareejiyo hawada hargeysa sidii hore loogu heshiiyey Isla markaana hawadu noqoto meel ka madax banaan soomaaliya oo aan mardanbe siyaasad loo isticmaalin
(3) inay is casisho xukuumada soomaaliland kunasoo celiso masuuliyada ay shacabku u dhiibteen
(4) inay joojiso wadahadalada inta aduunka laga helayo Cid damaanad qaada soomaaliya
(5) in hawada lagu celiyo qaramada midoobey lasnteeda hawada inta lagu heshiinayo masiirka labada dal

Qore: maxamed Aadan
Siyaasiyiinta qurbajoogta ah
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
WAREYSIYO