Wednesday August 12th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Baaq Nabadeed Oo Ku Socda Beelaha Walaalaha ah Ee Ku Dagaalamaya Deegaanka Beeyo Macaan.W/Q:Boqor Deeq Jaamac Axmed (Dhagacade)

0
Monday July 06, 2020 - 08:25:48 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 270
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baaq Nabadeed Oo Ku Socda Beelaha Walaalaha ah Ee Ku Dagaalamaya Deegaanka Beeyo Macaan.W/Q:Boqor Deeq Jaamac Axmed (Dhagacade)

    Baaq Nabadeed Oo Ku Socda Beelaha Walaalaha ah Ee Ku Dagaalamaya Deegaanka Beeyo Macaan.W/Q:Boqor Deeq Jaamac Axmed (Dhagacade)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baaq Nabadeed Oo Ku Socda Beelaha Walaalaha ah Ee Ku Dagaalamaya Deegaanka Beeyo Macaan.W/Q:Boqor Deeq Jaamac Axmed (Dhagacade) Baaq Nabadeed Oo Ku Socda Beelaha Walaalaha ah Ee Ku Dagaalamaya Deegaanka Beeyo Macaan.
Anigoo ah Boqorka Buurta iyo Banaanka Dhalinyarada Gobolada Bari Somaliland Boqor Deeq Jaamac Axmed (Dhagacade) waxaan halkan Baaq-nabadeed uga dirayaa labada beelood ee walaalaha ah ee ay dirirta colaadeed kudhexartay Deegaanka Beeyo-Mcaan.

Dagaal wiil ayaa ku dhinta, ee wiil kuma dhasho.waxan leeyahay ilaahay ka cabsada oo dhiiga gon-dihiina ku daadanaya joojiya, waxaad tihiin dad casabo ah, wiil iyo abtigii.xidid iyo xigaal dad wada dhashay oo ilaahay ka unkumay isir kaliya.

Waxaan ugu baaqaya labada beelood ee ay colaadu dhexmartay inay joojiyaan oo ilahay ka cabsadaan oo ka shaqayeen nabada iyo samaha.
Waxaan kale oo baaq u dirayaa xukumada somaliland,madaxdhaqameedka, culimada,aqoonyahanka,dhalinya rada iyo guud ahaan dadka
indheer-garadka ah usoo jeedinayaa inay fadhiga ka kacaan oo Ergo-nabadeed u noqdaan sidii loo joojin lahaa coladaa dhexmartay dadka walalaha ah.

Ugu danbayn waxan ilahay uga baryayaa inuu u naxariisto intii dhimatay, inta dhawacaana uu cafimaad sareeca siiyo , inta nool-na uu kala badbaadiyo.


Alaah mahad-leh
W/Q:Boqorka Buurta Iyo banaanka dhalinyarada Gobolada Bari Somaliland
Boqor Deeq Jaamac Axmed (Dhagacade)
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
WAREYSIYO